Maxamuud Cacabdi CilmiĀ Tima Kala Jeex madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa isagoo qadka telfonka kula soo xariiray Galmudugnews.com wuxuu hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee somalia prof hassan shiekh mohamuud oo uu ku tilmaamay shaqsi mudnaa xilkaani islamarkaasina aqoon iyo waayo aragnimo u leh
madaxweynaha galmudug Maxamuud Cacabdi CilmiĀ Tima Kala Jeex ayaa ka codsaday masuulka cusub ee somalia in uu ka taliyo aayaha iyo xalinta qilaafaadka somalida oo ay galmudug kamidtahay isagoo shaqsiyad ku caanbaxay dhibaataynta u mada loobaahn yahay in gacan bir ah lagu qabto
sikastaba ha ahatee madaxweynaha cusub hassan shiekh mahmuud ayaa wareegii sadexaad kaga guulaystay doorashadii shalay shariif sheikh ahmed

