galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Madaxnimo Nin maal ku doonay Ma mudna!!

    Madaxnimo Nin maal ku doonay Ma mudna!!

    on Sep 1st, 2012 // No Comment

    Views 16354
    Marka laga hadlayo  u istaagida masiir umaded iyo in hogaan loo qabto waxa kowaad  ee laga fakaro waa maka bixi karaa qofkaan  iyo aqoonteeda maleeyahay ,,tan xigta waa in qofka isu taagayo  uu yahay sidii qof mutadawac ah oo xilkaas in loo dhiibana  ka walwalayo , taa badalkeeda dadkeena   kama fiiriyaan dhinacyadaas , kow dadka  wax  soo xusha  waxey qiimeeyaan  xod xodashada shaqsiga u taagan jagadaas  iyo dhaqaalaha uu ku bixin karo ololihiisa, dhanka kale musharixiinta  jago doonka ah   waxey  kufakaraan mar,uun sidee ku heshaa kursigaas   waxeyna noqdaan kuwo harsi iyo hoyaad uga baxa ku fadhiisiga jagadaas ha ahaato mid sare iyo mid,dhexe in taba,halkii ey ka wal wali lahaayeen culeyska  xilka ,  marka aan u soo daadagno maanta  waxa muqdisho ka socdo waa  wax lala yabo  ,sida laga soo xigtay gudiyada  farsamada ,hada oo uu socdo u hardanka xildhibaanimada , waxaa jira  kala gadasho  dhinaca kuraasta iyo cidii soo galeysa baarlamanka cusub, qiimaha u dhexeeyo 20 kun ilaa 50kun oo dollar ayaa lakala siisanayaa  booskii , su,aashu waxeythay  muxuu umad ugu qabankaraa nin asagaba gatay boos umad wax loogu qaban lahaa sidii guri , ama gaari,jawabtu waa xagiina, waxaa intaas dheer  dhawaanahan waxaa jira  rag badan oo u hanqal taagaya jagada ugu sareysa  ee wadanka oo ah  mid aad u culus , maxumo in mawaadin isku soo taago hogaaminta dalkiisa ,laakiin  ma nin ku doonaya, hoogamintaas  karti  magcc iyo maamus uu ku dhexleeyhay bulshadiisaa,mase  waa nin maal ku doonaya, sida  qaar badan ka muuqata waxaa cad maanta in ey badanyihiin raga maalka ku doonaya jagadaas, marka aa muqdisho dhexmareyso ama TV yada somalida aad daawato waxaa  arkeysaa  idaacado iyo Tv yo gaar loo leeyahay oo baahinaya  iidhehyo mid ka mid ah musharixiinta  kaasoo  ku bixiyey dhaqale in magaciisa laga xayeysiiyo  idaacadaha tobonbari gudhood , taasoo ka dhigan in aan markii hore waxba laga aqoon,oo dadkuna  eysan aqoon ulaheyn shaqsigaas, waxaa sidoo kale lagu dhadhajiyey baarbuur darbiyo  iyo wadooyinka sawiro lagu bixiyey, qarash  in kastoo idaacaduhu qarashabadan ka qaateen mushuraxa ey  baafinayaa n, ololihiisa,, hadana musharaxa, waxaa sugaya  xildhibaano  275 oo iyana  aan la ogeyn  qarashka uga bixi doono cadadkiisa  in kastoo uusan yareyn,waxaa intaas dheer musharixiinta oo tira,ahaan wali  soobadanaya gaarayana inku dhow 30,ayaa ah kuwa u tartamaya,haljago , waxaa. iska cad in halnin soobixi doona, taasi waxey sumacad xumo ku tahay somalida oo uu aduunku layaabi doono xil jeclideeda, su,aasha ugu dambeyso ee aan wey diinayo musharixiinta ayaa ah  hadaa weyso madaxnimo yaa kuu celinaayo maalkii!!? Waxa  meesha kujira  waxeythay hadii masuulkaas maalka badan ku bixxiyey  jagadaas uu guuleysto,  maalkmeesha laga soo magayo waa  maalka shacabka ilen meesha ganasci kama socdee?
    W/Q  Xasan Xusen Axmed ,
    xasan75@hotmail.co.uk

    Marka laga hadlayo  u istaagida masiir umaded iyo in hogaan loo qabto waxa kowaad  ee laga fakaro waa maka bixi karaa qofkaan  iyo aqoonteeda maleeyahay ,,tan xigta waa in qofka isu taagayo  uu yahay sidii qof mutadawac ah oo xilkaas in loo dhiibana  ka walwalayo , taa badalkeeda dadkeena   kama fiiriyaan dhinacyadaas , kow dadka  wax  soo xusha  waxey qiimeeyaan  xod xodashada shaqsiga u taagan jagadaas  iyo dhaqaalaha uu ku bixin karo ololihiisa, dhanka kale musharixiinta  jago doonka ah   waxey  kufakaraan mar,uun sidee ku heshaa kursigaas   waxeyna noqdaan kuwo harsi iyo hoyaad uga baxa ku fadhiisiga jagadaas ha ahaato mid sare iyo mid,dhexe in taba,halkii ey ka wal wali lahaayeen culeyska  xilka ,  marka aan u soo daadagno maanta  waxa muqdisho ka socdo waa  wax lala yabo  ,sida laga soo xigtay gudiyada  farsamada ,hada oo uu socdo u hardanka xildhibaanimada , waxaa jira  kala gadasho  dhinaca kuraasta iyo cidii soo galeysa baarlamanka cusub, qiimaha u dhexeeyo 20 kun ilaa 50kun oo dollar ayaa lakala siisanayaa  booskii , su,aashu waxeythay  muxuu umad ugu qabankaraa nin asagaba gatay boos umad wax loogu qaban lahaa sidii guri , ama gaari,jawabtu waa xagiina, waxaa intaas dheer  dhawaanahan waxaa jira  rag badan oo u hanqal taagaya jagada ugu sareysa  ee wadanka oo ah  mid aad u culus , maxumo in mawaadin isku soo taago hogaaminta dalkiisa ,laakiin  ma nin ku doonaya, hoogamintaas  karti  magcc iyo maamus uu ku dhexleeyhay bulshadiisaa,mase  waa nin maal ku doonaya, sida  qaar badan ka muuqata waxaa cad maanta in ey badanyihiin raga maalka ku doonaya jagadaas, marka aa muqdisho dhexmareyso ama TV yada somalida aad daawato waxaa  arkeysaa  idaacado iyo Tv yo gaar loo leeyahay oo baahinaya  iidhehyo mid ka mid ah musharixiinta  kaasoo  ku bixiyey dhaqale in magaciisa laga xayeysiiyo  idaacadaha tobonbari gudhood , taasoo ka dhigan in aan markii hore waxba laga aqoon,oo dadkuna  eysan aqoon ulaheyn shaqsigaas, waxaa sidoo kale lagu dhadhajiyey baarbuur darbiyo  iyo wadooyinka sawiro lagu bixiyey, qarash  in kastoo idaacaduhu qarashabadan ka qaateen mushuraxa ey  baafinayaa n, ololihiisa,, hadana musharaxa, waxaa sugaya  xildhibaano  275 oo iyana  aan la ogeyn  qarashka uga bixi doono cadadkiisa  in kastoo uusan yareyn,waxaa intaas dheer musharixiinta oo tira,ahaan wali  soobadanaya gaarayana inku dhow 30,ayaa ah kuwa u tartamaya,haljago , waxaa. iska cad in halnin soobixi doona, taasi waxey sumacad xumo ku tahay somalida oo uu aduunku layaabi doono xil jeclideeda, su,aasha ugu dambeyso ee aan wey diinayo musharixiinta ayaa ah  hadaa weyso madaxnimo yaa kuu celinaayo maalkii!!? Waxa  meesha kujira  waxeythay hadii masuulkaas maalka badan ku bixxiyey  jagadaas uu guuleysto,  maalkmeesha laga soo magayo waa  maalka shacabka ilen meesha ganasci kama socdee?W/Q  Xasan Xusen Axmed ,  xasan75@hotmail.co.uk

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.