galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Video Ciidamada la wareegaya Jubaland
  • Daawo Wasiir Cukuse oo shalaayto ka jooga Video uu ka duubay dagaalkii Isaaq
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Dagaalkii Garxajis iyo Gaashaanbuurta Habarjeclo
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Daawo Ugaas diid Prof Samatar oo booqday Ugaaska Samaroon
  • Daawo Ciyaartii Hargeysa oo ku dhamaatay rabshad iyo dagaal
  • Ila qosol: Daawo Faroole oo niikinaa iyo Kenya oo
  • Daawo Wada hadalkii Galmudug oo fashilmay
  • Daawo Muqdisho oo dib u dhisantay
  • Dhageyso Faroole ku dhaartay inuu aqbaleeyn Dowlad dhexe in Somalia ka hirgesho
  • Daawo biloowga israaca Hawiye
  • Daawo Siyaasi Daarooda oo Siilaanyo iyo Muuse Biixi weydiistay inay Siyaad Barre u duceeyaan
  • Daawo taageerayaasha Madaxweyne Garguurte oo cirka isku shareeray
  • Home » WARARKA » Topnews:- Sirdoonka Kenya oo diyaarad ku qaatay Shariif Sakiin ?

    Topnews:- Sirdoonka Kenya oo diyaarad ku qaatay Shariif Sakiin ?

    on Aug 31st, 2012 // 1 Comment

    Views 16489

    Sirdoonka Kenya ayaa diyaarad qaasa Muqdisho uga qaatay Gudoomiyahii hore ee baarlamaanka Somalia Shariif Hassan Sheekh Adan oo Nairobi loogu sameeyay soo dhaweeyn heer Qaran.

    Sirdoonka Kenya ayaa Shariif Sakiin ka codsaday inuu codkiisa siiyo Musharaxa Cabdi Wali Gaas sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen diblomaasiyiin ka tirsan Dowladda Kenya.

    Dowladda Kenya waxay Shariif Xasan u bandhigtay qorshaheeda Somalia iyo kaalinta Dowladda Norway.

    “Waxaanu dooneynaa inaan maamulno Marko ilaa Xadka Kenya la wadaagto Somalia ,waxaan ka qodeeynaa Ceelal Shidaal oo ay maalgelineyso Dowladda Norway sidaas darteed siyaasiga kaliya oo danaheena saxiixaya waa Cabdi Wali Gaas,adigana waxaan kaa rabnaa inaad Codkaada siisid Cabdi Wali Gaas” ayey Saraakiisha Sirdoonka Kenya ku yiraahdeen Shariif Hassan.

    Shariif Hassan ayaa ugu jawaabay “ Aniga cadawga kaliya ee aan leeyahay Waa Cabdi Wali Gaas sidaas darteed waxaa la ii qaatay inaan codkeeyga siiyo Cadow ama Farmaajo oo heysta 103 Xildhibaan”

    Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Kenya ayaa wada hadalka Shariif Hassan la wareegtay lamana ogana waxyaabaha ka soo bixi doono.

    Ra’isulwasarahii hore ee Somalia Cabdi Wali Gaas ayaa Dowladda Kenya u balanqaaday inuu u saxiixi doono maamulka AZANIA si ay ula wareegaan gacan ku heynta Xadka Somalia ilaa Magaalo xeebeedka Markko

    Kenya malahan galgal siyaasadeed sida Ethiopia waxaana muuqato in rajadeeda ku xiran tahay guusha Cabdi Wali Gaas.

    Marka la qiimeeyo Musharaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynenimada Somalia waxaa ugu cad cad Mohamed Farmajo,Cabdillahi Cadow iyo Shariif Sheekh Ahmed.

    1 Response to " Topnews:- Sirdoonka Kenya oo diyaarad ku qaatay Shariif Sakiin ? "

    1. [...] is the original post: galmudugnews.com » Topnews:- Sirdoonka Kenya oo diyaarad ku … This entry was posted in Google Topnews and tagged akhrisay, gudoomiyahii, hassan, kenya, [...]

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.