galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Hoggaamiye kooxeedyadii ay Maxkamadda sare amartay in Baarlamaanka ay ka mid noqdaan oo weli uu muran ka taagan yahay

    Hoggaamiye kooxeedyadii ay Maxkamadda sare amartay in Baarlamaanka ay ka mid noqdaan oo weli uu muran ka taagan yahay

    on Aug 30th, 2012 // No Comment

    Views 16284

    Waxaa goordhaw Buuq iyo Foodo kusoo dhamaaday Shirkii ay lahaayeen Baarlamaanka Soomaaliya kadib markii halkaasi ay ka qeyb galeen xubno la isku badalay kararna watay.

    Sida aan wararka ku heleylo Foodada iyo Buuq ayaa timid kadib markii la isku qabsaday Xubno Baarlamaanka ay Maxmakada Sare Dalka u xukmisay in ay kamid noqdaan, kuwa oo qaarkood Gudiga Farsadamada ay iyagana kusoo badaleen Xubno kale oo Beeshooda ah siiyeena kaararka aqoonsiga.

    Xaalada ayaan mar qura buuq iyo foodo isku badashay kadib markii Kulanka ay soo wada fariisteen Xubno la isku badalay nin walibana uu wato kaararka aqoonsiga taa oo dhalisay in aan labada dhinacbo aan la dharain dibna loo dhigo.

    Waxaana inta aan Foodada bilaaban la dhaariyey 16-kamid ah mudanayaasha oo aan horay loo dhaarin waxaana buuqa keenay 4-kamid ah xubnahii maxkamadu go’aamisay kuwaasi oo horay boosaskoodii loo buuxiyey.

    La Gudoomiyaha Gudiga Farsamada Xaliimo Yareey ayaa Gudoomiyaha Baarlamanaka u gudbisay ilaa afar qof ay sheegeen in ay ku badaleen Afar Hogaamiye ,hasa ahataee Gudoomiyaha ayaa ka diiday in uu ka gudoomo uuna dhaariyo halkaas ayaana Buuqa koowaad ka bilowday.

    Kulanka ayaana noqday mid sii socon waayay oo foodo iyo Buuq isku badalay ,Xubnaha Baarlamaanka ayaana kulanka ku kala dareeray xili aan la fasixin oo Shir gudoonka uusan shirka soo xirin ,inakstoo markii ay foodada ay sii socotay Shir gudoonka ku dhawaaqay in kulanka uu xiran yahay.

    Xildhibaano kulanka kusugnaa xiliga Foodadan socotay ayaa noo sheegay in Foodada ay kiciyeen Xubnaha Gudiga Farsamada oo Maanta hooshii ay hayeen ku wareejinayay Gudoonka Cusub ee Baarlamaanka kadib markii uu waqtigoodii dhamaaday.

    Kulanka ayaana noqday mid markii Dambe kusoo dhamaada foodo iyo Buuq ,Xildhibaanada ayaana kulanka ku kala dareeray iyaga oo wali buuqsan aadna u hadal haya waxii meesha ka dhacay.

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.