galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Qaybdiid oo Ceel Guula U Magacaabaya Caasimada Galmudug(Wajigii Hore ee Heshiiskii Puntland Bilaabay)

    Qaybdiid oo Ceel Guula U Magacaabaya Caasimada Galmudug(Wajigii Hore ee Heshiiskii Puntland Bilaabay)

    on Aug 29th, 2012 // No Comment

    Views 16689

    Ilo Xog ogaal ah ayaa noo xaqiijiyey iyo dagaal Ooge C/qaybdiid uu
    bilaabay wajiyadii hore ee heshiis puntland uu kula saxiixday bur
    burinta Galmudug isagoo aduun lacageed kuqaatay sidii Caasimadda
    Galmudug looga rari lahaa Gaalkacyo loona gayn lahaa Ceel Guula oo ah
    meel aan lahayn wado, xitaa loomaro
    Qaybdidd ayaa dhabark kajabshay ujeeddooyinkii loo dhisay galmudug oo
    ahaa Gaalkacyo aysan noqon meel baylah u ah puntland oo ay sheegato
    Aqoonyahanadii dhisay Galmudug ayaa ka fikiray in Caasimadda laga
    dhigo Gaalkacyo si aysan dadka uga guurin oo ay u dagin meelkale oo
    caasimadda laga dhigo maadaama magaalada loobaahanyahay in lalaabsado
    amaba looga badnaado puntland


    halkaan hoose ka Eeg heshiiskii lacagta lagu siiyey qaybdiid burburinta Galmudug

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.