galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Video Ciidamada la wareegaya Jubaland
  • Daawo Wasiir Cukuse oo shalaayto ka jooga Video uu ka duubay dagaalkii Isaaq
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Dagaalkii Garxajis iyo Gaashaanbuurta Habarjeclo
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Daawo Ugaas diid Prof Samatar oo booqday Ugaaska Samaroon
  • Daawo Ciyaartii Hargeysa oo ku dhamaatay rabshad iyo dagaal
  • Ila qosol: Daawo Faroole oo niikinaa iyo Kenya oo
  • Daawo Wada hadalkii Galmudug oo fashilmay
  • Daawo Muqdisho oo dib u dhisantay
  • Dhageyso Faroole ku dhaartay inuu aqbaleeyn Dowlad dhexe in Somalia ka hirgesho
  • Daawo biloowga israaca Hawiye
  • Daawo Siyaasi Daarooda oo Siilaanyo iyo Muuse Biixi weydiistay inay Siyaad Barre u duceeyaan
  • Daawo taageerayaasha Madaxweyne Garguurte oo cirka isku shareeray
  • Home » WARARKA » Jaaliyadda Galmudug ee Nairobi oo si kulul ula hadlay Cabdi Qaybdiid -xafladna u sameeyay Madax-weyne Tima kalajeex+Sawiro

    Jaaliyadda Galmudug ee Nairobi oo si kulul ula hadlay Cabdi Qaybdiid -xafladna u sameeyay Madax-weyne Tima kalajeex+Sawiro

    on Aug 18th, 2012 // No Comment

    Views 16630

    Xaflad si heer sare ah loo soo agsimey laguna soo dhoweyniyay madaxweynaha cusub ee maamulka galmudug mudane maxamuud cabdi cilmi tima kala jeex ayaa ka dhacday magalada Nairobi ee dalka Kenya


    Xafladaasi ay ka soo qeeb galeen jaaliyada galmudug ee wadanka Kenya ganacsatada galmudug aqoon yahano siyaasiyin salaadin iyo waxgarad ka soo jeeda maamul goboledka galmudug ayaa lagu qabtey hotelka Golf Palza

    Waxaa ugu horeenti lagu furey ayadaha qur aanka waxaana lagu soo dhoweeyay wasiirki hore ee waxbarashada dowladii carte mudane cali xaashi tira badane oo sheegay inn madaxweyne tima kala jeex yahay madaxweynaha xaqa ah ee galmudug ayna taagersan yihin lana shaqeen doonaan madaxweyne tima kala jeex iyo dowladiisa .



    Sidoo kale waxaa isgana ka Hadley suldaan cabdiraxmaan xuseen raaliyo ayaa isgana sheegay in madaxweynaha tima kala jeex ay saaxiibo hore ay ahaayen uuna uqalmo in uu noqdo madaxweynaha soomaaliya galmudugana uu hormar uu gaarsiindoono madama uu yahay aqoon yahan waxbadan ka soo shaqeeyay dalka waxbadana uu qaban karo bulshada sidoo kale halkaasi waxaa ka Hadley waxgarad aad ufara badan oo ka kooban qeebaha kala duwan ee bulshada galmudug


    Ugu danbeenti madaxweynaha maamulka galmudug mudane Prof Maxamuud Cacabdi Cilmi Tima Kala Jeex waxa uu mahad celshey dhamaan dadki soo dhoweeyay isgoo sheegay in soo dhoweyniyo rayiga reer galmudug meel kasto ay joogan sidoo kale madaxweyne tima kala jeex ayaa sheegay in si xaq ah lagu doortey gudiga doorashada uu soo magacabey madaxweynihii hore galamudug mudane calin ay isga doorten si dastuuri ahna ay doorashadiisa ay u dhacday



    Waxaanu sheegay in galmudug uu ka hor mari doono dhinaca waxbarashada caafimadka amiliga iyo deeganka waxaanu shacabiga reer galmudug uu kula dardaarmey in ay ka shaqeeyaan miudnimada iyo hormarka reer galmudug iyo soomaaliya guud ahaan xafladii maantey waxeey ku soo gaba gaboobdey sidii loogu tala galey

    Warsame Cabdi Cali

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.