galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Musharaxa Dr Cusmaan Maxamed Gacal oo La Kulmay Sheikh Shariif sh, Muxudiin Celi (Sawiro)

    Musharaxa Dr Cusmaan Maxamed Gacal oo La Kulmay Sheikh Shariif sh, Muxudiin Celi (Sawiro)

    on Aug 17th, 2012 // No Comment

    Views 16478
    Musharax xilka madaxweyne ee Soomaaliya Dr. Cusmaan Maxamed Gacal ayaa xalay kulan Afur iyo Casho Sharaf ah la qaatay Sheikh Shariif Sh; Muxudiin Celi oo ka mid ah culumada Sida weyn loogu qadariyo Dalka Soomaaliya.
    Kulanka oo ahaa mid wadatashi ah ayaa lagu lafaguray xaaladaha ugu danbeeyey ee dalka iyo sidii loo samata baxin lahaa shacabka Soomaaliyeed,ee dhibka heestay mudadi ka danbaysay tan iyo markii aay bur burtay dowladda dhexe dalka ka talin jirtay.
    Ugu horeyna waxaa goobta ka hadlay Sh, Shariif Sh, Muxudin Celi oo sheegay inuu si weyn u soo dhoweynayo aragtida Musharaxa ee ku aaddan in dalka la samata baxiyo, isaga oo na sheegay in loo baahnaa waqtiga haatan lagu gudo jiro in aqoonyahada Soomaaliyeed u istaagan wax u qabashada Dalkooda iyo dadkooda.
    waxaa kalo idin kuugala dar daarmaya ayuu yiri Sheikh Shariif Sh, Muxudiin celi in hadalka ficil loo bedelo,Wuxuuna ugu mahad celieyey Musharax sida uu markasta isugu xilqaamo xal u helidda iyo midaynta jaaliyadaha Sooomaalida dalka dibadiisa oo lagu xasuusto intu ku ahaa gudoomiyaha jaaliyada Soomaalida, dalka talnaaniga Dr Cusmaan in wax badan u qabtay.
    Ugu danbeyn Sh, Shariif Sheikh Muxudin Celi, ayaa Musharaxa duco iyo dar daaran iskuugu daray asagano kula dar daarmay in sidii Dr, Cusmaan horay loogu bartay ee umada Soomaaliyeed ugu sineed ku hogoomiyo hadii uu ku guulesto hamigiisa.
    Dr. Cusmaan ayaa Munaasabado uu musharaxnimadiisa uu kaga dhawaaqay dalka Talyaaniga waxaa uu ku balan qaaday in hadii uu ku guuleysto madaxtinimada dalka uu wax ka qaban doono arrimaha bani’aadanimada, la dagaalanka musuq maasuqa iyo xiriirka Arrimaha dibada oo aqoon durugsan u leeyahay.

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.