galmudugnews.com

Home » WARARKA » Sir culus Dukuminti cadeeynaya lacag Cabdi Qaybdiid loo siiyay burburinta Galmudug

Sir culus Dukuminti cadeeynaya lacag Cabdi Qaybdiid loo siiyay burburinta Galmudug

on Aug 1st, 2012 // No Comment

Views 167621

Maamulaha Shirkadda Dahabshiil ee Galmudug State ayaa si aan qarsoodi laheyn wuxuu lacago ugu qeybiyay dadkii dooranayay Cabdi Xasan Cawale Qaybdiid.

Dukuminti kooxda Anonymous ka heleen Database-ka Shirkadda Dahabshiil ayaa shaaca ka qaaday lacag Cabdi Xasan Cawale Qaybdiid loo siiyay burburinta Maamulka Galmudug State.

Madaxweynaha Galmudug State Korneyl Caalin ayaa maalinta Sabtiga wuxuu ka qeybgeli doonaa shirka Road Map-ka oo lagu qaban doono Hotelka Intercontinental ee Magaaladda Nairobi.

Cabdi Qaybdiid ayaa Madaxweynaha Puntland u daba fadhiistay inuu ka qeybgaliyo shirka Road Map-ka ee Nairobi ka dhacaya sabtiga .

Hadii Beesha Caalamka Korneyl Caalin ku casuunto shirka Road Map waxay weji gabax iyo ceeb taariikha ku tahay Cabdi Qaybdiid.

Dukumiintiga la helay wuxuu xaqiijinayaa in lacag fara badan uu Qaybdiid ka helay Madaxtooyadda Somalia iyo Shirkadda Dahabshiil.

Madaxweynaha aan xilka wareejin ee Caalin wuxuu eedeeyay Shirkadda Dahabshiil mar uu maanta la hadlay Idaacada VOA.

Date

7/21/2012

Previous Balance

699,000.00

Account No:

MUQD0003020

Customer Name:

Abdi Hassan Awale Qaybdiid

Address:

KM5 Mogadishu

Transactions Between


And


No

Date

Refrence

Deposit

Withdrawel

e

1

5/07/2012

From: Dahabshiil Company (HRG) Donation

$500.000.00

$0.00

2

6/11/2012

From: Galmudug Community (USA)

$43.000.00

$0.00

3

7/13/2012

From: Mohamed Abdi Qaybdiid (MUQ)

$58.000.00

$50.000.000

4

7/19/2012

From: Madaxtoyadda Villa Somalia (MUQ)

$98.000.00

$150.000.000

0

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.