galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Qeybdiid oo Inqilaabaya Caalin (Iyo Xildhibaanada Baarlamanka oo Labo qaybood Noqday

    Qeybdiid oo Inqilaabaya Caalin (Iyo Xildhibaanada Baarlamanka oo Labo qaybood Noqday

    on Jul 31st, 2012 // No Comment

    Views 163688


    Dagaal-Ooge Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa  Magaaladda Gaalkacyo,ka wado  olole siyaasadeed oo lagu afgambinayo Madaxweynaha Galmudug Caalin oo mudooyinkan ku xanuunsanaya Isbitaal ku-yaal Magaaladda Nayroobi oo qaliin dhinaca wadnaha loogu sameeyay.

    Dagal-oogahan ayaa sheegay in ay sida ugu dhaqsiyada badan ay qaban doonaan doorashada Madaxtinimo ee Maamulka Galmudug State, Isagoo Xildhibaano Xulufo la ah Isaga ay maalintii shalay Doorteen Mar kale Hassan Mohamuud hayl
    Waraysi uu bixiyay Qeybdiida ayuu ku sheegay in arbacada soo aadan ay dhacayso doorashada  lana soo dhameeyay doorashadii xildhibaanaddii inqilaabi lahaa Madaxweyne Caalin oo Isagu iminka U yaal qaliin Ispitaal Niarobi
    Sidookale Maalintii Shalay ayaa Iyaguna Xildhibaano kasoo horjeeda  Dagaal Ooge Qaybdiid waxaa ay Doorteen Madaxweyne oo ay u doorteen Timo Kala Jeex oo isagu kamid ah Musharixiinta Galmudug
    Gudoomiyaha cusub Baarlamanka Galmudug Coowke xaaji abdiraxmaan ayaa sheegay in ay Xalaada galmudug kusugan tahay xiligii ugu xamaa sidaas darteedna ay madaxweyne u doorteen tima kala jeex
    Lama garanayo halka ay Kubiyo shuban doonto xaalada galmudug iyadoo beelihii dhistay galmudug ay marqaati iyo daawadayaal kanoqonayaal qarbudaada iyo gaan gaystarnimada uu qaybdiid gaalkacyo lasoo aaday
    Madaxweynnaha la in qilaaabay ee caalin ayaa isagu iminka kuxanuunsana nairobi isagoo sheegay in doorashada galmudug xiligeeda uu dhimanyahay

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.