galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Shariifyada oo dagaal ugu jira in Xildhibaan daýar soo gelin baarlamanka cusub Äl-Shabaab Vs Waqaa”

    Shariifyada oo dagaal ugu jira in Xildhibaan daýar soo gelin baarlamanka cusub Äl-Shabaab Vs Waqaa”

    on Jul 25th, 2012 // No Comment

    Views 165847
    Galmudugnews.com – Shariifyadda DKMG iyo Gudoomiyaha gobolka Banadir Mohamud Tarsan ayaa la xaqiijiyay inay lacago badan ku baxsheen sidii liiska baarlamaanka cusub looga saari lahaa Xildhibaan Mohamud Abdullahi Weheliye (Waqaa) oo ay si weyn u baadigoobayaan dagaalyahanada Al-Shabaab.
    Labada Shariif ayaa la soo wariyay inay Xildhibaan Waqaa u arkaan nin halis gelinaya damacooda siyaasadeed hadii uu Mudanayaasha baarlamaanka cusub ka mid noqdo.
    Shariifyada iyo Tarsan waxay xusul duub ugu jiraan in kursiga Waqaa lagu bedelo nin ka soo jeeda qabiilkiisa laakiin qadiyad ahaan taabacsan damacooda siyaasadeed.
    Xildhibaan Waqaa oo ka mida dhalinyarada Muqdisho saameeynta weyn ku leh wuxuu u dhashay Hawiye,Habargidir Ceyr.
    Hogaamiyaha labaad ee Al-Shabaab Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa hore u shaaciyay inay lacag dhan boqol kun oo dollar siin doonaan cidii disha Xildhibaan Waqaa .
    Al-Shabaab waxay Waqaa ku eedeeynayaan inuu taageero Cadawga Islaamka waxay ku sheegaan.
    Mohamud Abdullahi Weheliye Waqaa wuxuu ka mid yahay siyaasiyiinta ololaha badan ee kacdoonada bulsho si sahlan u abaabula.
    Masuuliyiin ka tirsan DKMG Somalia oo Waagacusub la soo xiriiray ayaa Madaxweyne Shariif ku eedeeyay inuu maleegayo sidii Xildhibaan Waqaa looga saari lahaa liiska Baarlamaanka cusub taas oo horseedi karta inuu gacanta Al-Shabaab galo.
    Labada Shariif waxay ku caan baxeen inay jalaafeeyaan cidkastoo ay uga cabsi qabaan damacooda siyaasadeed waloow indhaha beesha Caalamkana ku jeedaan.
    Si kastaba ha ahaatee,Xildhibaan Waqaa maaha siyaasi la dhayalsan karo waxayna dad badan isweydiinayaan qaabka uu xaalada u wajahi doono

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.