galmudugnews.com

Home » WARARKA » Xaaskii Adan Xaashi Ceyrow oo joogta Pakistan.

Xaaskii Adan Xaashi Ceyrow oo joogta Pakistan.

on Jul 17th, 2012 // No Comment

Views 1611509

Galmudugnews.com – Gabadh uu ka geeriyooday taliyahii Al-Shabaab Adan Xaashi Ceyrow ayaa la xaqiijiyay inay ku nooshay Magaalada Lahore ee dalka Pakistan.

Gabadhaan oo la baxday Amisha Brownie ayaa dhigata Jaamacad ku taal Pakistan ,iyadoo xilliyada qaarna tababar ugu baxda degaanada Alqaeda.

Lama ogga cidda ka bixiso lacagta Jaamacada iyo nolosha laakiin gabadhaan Somalida oo ay juffo hoose isku yihiin Adan Xaashi Ceyrow waxay ahayd gabadhii ugu dambeysay ee Taliyaha geeriyooday guursado.

Amisha Brownie lama yaqaan sababta ay ula baxday,waxayna dadka arkay sheegeen inay u lebisato qaab xadaarad ka muuqato ,sida habka Gabdhaha biitka.

Gabadhaan wejigeeda lama arki jirin xilligii ay Somalia joogtay

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.