Jaamac Ali Madoobe oo ahaa wiil 14 jir ah Islamarkaasina Katirsanaa Guriga Madaxweynaha Galmudug Mohamed Ahmed Caalin ayaa Maydkiisa oo 10 middi ay kutaal qoortana laga jaray Lagu Arkay Gudaha Magaalada Gaalkacyo
Ilaalada madaxweynaha ayaa u dirsaday Shaah kadibna waxaa la arkay isaga oo qoorta laga jaray waxaa sidaas yiri mid kamidah goobjoogayaasha
Lama garanayo Cida falkaan kadambaysa waana markii ugu horeysay ee fal nuucaani ah uu kadhaco Deegaanada Galmudug

