galmudugnews.com

Home » QORMOOYIN, WARARKA » ilmeynta bani’aadamka waa 10 nooc, se adigu tee baad ilmaysaa?(Warbixin)‏

ilmeynta bani’aadamka waa 10 nooc, se adigu tee baad ilmaysaa?(Warbixin)‏

on Jul 11th, 2012 // No Comment

Views 16572
Ilintu waxa aay ka jawaabtaa dareenkeena Qofka Beni aadamka ahi. Waxa ayna ku xiran tahay hadba xaalada kula soo gudboonaata ee aad ku jirto.
Ilintu waxa ay ka mid tahay mid ama qeeb ka tahay qalabka uu jirkeenu leeyahay oo aan isticmaalo sida in lagu caawiyo.
Hadaba ilintu waa 10 nooc, waxa ayna kala yihiin sidaan ee ka bogasho wacan :

1 – ilinta weyn : waa u ilmeynta guusha dagaalka .
2 – ilinta qof aan waxba galabsan: waa ilinta ka timaada caruurta kolka ay ooyayaan.
3 – ilinta Saameynta leh : waa ilinta Towbada.
4 – ilinta dabacsan : waa ilinta Haweenka .
5 – linta quruxda badan : waa u ilmeynta xilliga balanta labada qof ay ka wada dhabeeyaan.
6 – ilinta murugada leh : waa ilinta xilliga Tacziyada.
7 – ilinta Barwaaqada : waa u ilmeynta guusha ujeedada leh ee Jaceylka iyo waxbarashada.
8 – ilinta aan la dhayalsan karin : waa u ilmeynta xanuunka iyo ciqaabta .
9 – ilinta waqtiyeysan: waa ilinta shalaaytada iyo qoomamada.
10 – linta khayaanada : waa ilinta yaxaaska .

Waxaa filaaya in aad wax badan oo daah kaa saarna aad ka baratay kana garatay ilamaha inta aay u kala baxaan sidaan u soo xusnay.
Intaas  ayaa tusaalo kaaga filan ilinta beni aadamka ilmeeyo iyo nuucyada aay u kala baxdo oo aan filayo in aad wax baratay kaga fa,idaysatay.

By  Nuur Ismail  Sheikh

E-mail   nuur.usa@hotmail.com

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.