galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Gudoomiye Cabdi Shukri Cali Jiinjo oo talo iyo baaq ujeediyay bulshada Galmudug

    Gudoomiye Cabdi Shukri Cali Jiinjo oo talo iyo baaq ujeediyay bulshada Galmudug

    on Jun 13th, 2012 // No Comment

    Views 163734

    KU: MAAMULKA IYO BULSHADA GALMUDUG

    UJEEDO: BAAQ AYIDAAD IYO TALO

    Assalaam Caleykum,

    Waxaan halkaan aan baaq ayidaad iyo talo hambaarsan aan udiraya Maamulka iyo Bulshada Galmudug dibedda iyo gudaha dalka ku sugan.

    Markaan fiirinay marxalada ay Soomaliya ku sugan tahay oo ah in ay isku soo aadeen doorashada Dawlada KMG ah iyo tan Galmudug.

    Waxaa markaas noo soo baxday in aan ayidno talada kasoo baxday Madaxweyne Caalin iyo Gudoomiye Ku xigeenka baarlamaanka Galmudug Mudane Cawke Sheikh Cabdiraxmaan oo ay kudhawaaqeen in ay Dawlada Galmudug ee hadda jirta ee waqtigeeda ku eg yahay bisha labaad ee sanadka cusub, doorashada madaxtinimada Galmudug waqtigaas laqabto.

    Sidaasna waxaan u aragnay in ay sax tahay in la qaadano talada Madaxweyne Caalin oo kala reebeyso doorashada Dawlada KMG ah iyo tan Galmudug.  Arrinkaan waxay fursad noo siineysa in aan si buuxda aan uga wada qeybgalno doorashada Dawlada KMG ah marka hore oo dhacaysa bisha Sideedaad kabacdina sidoo kale aan kawada qeybgalno tan Galmudug bisha Labaad.

    Macquul ma ahan in aan isku mar aan kawada qeyb galno laba doorasho oo labadaba bulshada Galmudug ay qeyma weyn uleedahay ka qeybgalkooda. Sidaa daraadeed waa in la kala qaada labada doorasho oo mida weliba mida Galmudug dib loo dhigo maadama  beesha caalamka iyo Soomalidaba ay diideen in waqtiga loo kordhiyo wixi ka dambeeya bisha sideedaad.

    Waxaan marka talo u soo jeedinaya Maamulka iyo Bulshada Galmudug ay in taas gartaan oona qaataan talada ah in lakala qaado labada doorasho oo isku soo aaday.

    Waxaan baaq udiraya dadka jecel in isku soo taagaan xilka Madaxtinimada Galmudug in ay ogolaadaan in dib loo dhogo dooroshada Galmudug si loo helo fursad ay bulshada Galmudug si buuxda uga qeybgalaan doorashada TFG kabacdina tooda Galmudug ay dib ugu soo laabtaan ayagoo waqti helay.
    Waxaan u habalyeynaya Dawlada Galmudug wax qabad keeda iyo hormarka ay ka sameeysey gudaha iyo dibedda Soomaliya,
    Guul iyo Gobanimo
    Cabdishukri Cali Xirsi.

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.