galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Video Ciidamada la wareegaya Jubaland
  • Daawo Wasiir Cukuse oo shalaayto ka jooga Video uu ka duubay dagaalkii Isaaq
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Dagaalkii Garxajis iyo Gaashaanbuurta Habarjeclo
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Daawo Ugaas diid Prof Samatar oo booqday Ugaaska Samaroon
  • Daawo Ciyaartii Hargeysa oo ku dhamaatay rabshad iyo dagaal
  • Ila qosol: Daawo Faroole oo niikinaa iyo Kenya oo
  • Daawo Wada hadalkii Galmudug oo fashilmay
  • Dhageyso Faroole ku dhaartay inuu aqbaleeyn Dowlad dhexe in Somalia ka hirgesho
  • Daawo biloowga israaca Hawiye
  • Daawo Siyaasi Daarooda oo Siilaanyo iyo Muuse Biixi weydiistay inay Siyaad Barre u duceeyaan
  • Daawo taageerayaasha Madaxweyne Garguurte oo cirka isku shareeray
  • Home » WARARKA » Ra’isulwasare Gaas oo Suldaan ka dhigay Korneyl ku dhawacmay dagaalkii Sacad iyo Majeerteen

    Ra’isulwasare Gaas oo Suldaan ka dhigay Korneyl ku dhawacmay dagaalkii Sacad iyo Majeerteen

    on May 8th, 2012 // No Comment

    Views 163915

    Oraah caan ka ah ardaaga cilmiga dawladnimada iyo kan diplomaasiyada ayaa tiraahda (“Power tends to corrupt and absolute power corrupts absolutely.”) awoodda furani si furan ayay wax u fasaadisaa ama u halaysaa,  qofka haysta xilka aan lagala xisaabtamini sida uu doono ayuu ugu tagri fashaa, Mudane Cabdiwali Cali Gaas oo nin aqoon leh ah waxaa uu tusaale u noqon karaa in ay aqoontu u baahantahay qof ay gasho, guri kastaa waxa uu qiimo ku leeyahay asaaskiisu sida uu u adagyahay, aqoontuna waxay u baahantahay qof shaksiyadiisu tahay mid miisaaman.

    Xogaha  loo geeyay DR Gaas oo uu ku go,aan qaatay waa loogu garaabi karaa maxaa yeelay masaafada aqooneed ee dhaqanka Soomalida iyo soo tiisheeda iyo faqriga ka haysta qaabdhismeedka beelaha Soomaliyeed waliba guriga uu ka yimid  ayaa keenay inuu go,aano khalad ah abraaro -What You See Depends upon where You Sit. Laakiin waxaan loogu cudur daarayn, waxay ay gaystaan ama isaga marsadaan dadka uu huga iyo dhaaraanka ka dhigtay oo agaasimiisa hanfadaha ahi ugu horeeyo Mr Cabdiwali oo aan lahayn aqoon maamul, talo qabeenna ahayn, DR Gaas ma mudna inuu faraha la galo caloosha qabaa’ilka waliba marka ay timaaddo nabaro iyo soo jireen ah oo doog kicinaya.

    Gaas oo haatan ah Murashax madaxweyne haddii uu wadiiqadaas waddo goodirka ah sii hayo waxa uu waayi doonaa dad badan oo uu rajaynayo, oo ay ugu horeeyaan Issimadii Garoowe ku gaaray talada Guud waxa ku soo qaybsaday,.

    • Ma gu’ yaree see Cali tashigu uga gulaallaaday?
    • Guhaad laguma falo ruux hadday gogoshu kuu taalle
    • Gaadiid ku qaadiyo haddaad gelin lixaad weydo
    • Gurgur lama shiraystiyo hashii geela ka irmaane
    • Guntana laga ma jaro geed hadduu kuu gabbaad yahaye

    Gaas waxa uu ogyahay in Col Abdiqani Suldaan Xasan uu walaalkii curadka ahaa Suldaan Yuusuf Suldaan Xasan  ciidan u diray kana jabiyey saddex meelood, inuu Kornaylku ku dhaawacmay duleedka Magaalada Gaalkacyo dagaalkii Sacadka iyo Majeerteenka oo uu iminka allaha caafiyee curyaan u yahay sababtaas,  Gaas waxa uu ogyahay in uu kornaylku RAYDABKHAATUMO dad shacaba ku laayay waqtigii Dawladii milatariga ahayd walina uusan ka cudur daaran, sidoo Kale Kornaylku uu gabdhahii waxdadda ahaa  xijaabka ka diirdiiri jiray xilligii uu madaxda u ahaa Nabadsugudda Magaalada Burco, kornaylku waxa uu abaabul , hub uruuris, heemid colaadeed ka sameeyey degaanka howdka ee u dhaxeeya wardheer iyo Galaadi oo ay sababtaas ku dhinteen dad gaaraya 200 iyo dhaawac gaaraya 300 oo rayid u badan, Kornayl Abdiqani waxa uu dhab ahaan yahay dagaal ooge, cabdiweli ma lama qumanaan karto inuu ninkaas fongoran uu kaarbeet cas u dhigo haddii aan qaraxii wax u dhimin.

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.