galmudugnews.com

Home » WARARKA, XULKA Galmudugnews » Taksiile Jaceylkiisa Ku Badashay Aduun Lacageed oo Gaaraya

Taksiile Jaceylkiisa Ku Badashay Aduun Lacageed oo Gaaraya

Waxaa Akhrisay :1006
Wiil  Soomaaliyeed oo ku dhaqan gudaha Xaafada Islii ee  Magalada Nairobi ayaa aduun lacageed oo gaaraya $5000 (Shan kun) oo dolar siistay gabar uu ifka ugu jeclaa sida ay inoo Xaqiijiyeed dad ku dhow wiilkaasi oo aan kula kulanay Magaalada Nairobi.
Wiilkaani oo lagu Magacabo C/Raxman ayaa Sheegay in uu jaceylkiisa ku Badashay aduun kaasi lacageed ka dib markii uu awoodi waayay  dhaqaalahi uu ku guursan lahaa  gabadhaasi.
Balse Lama ogo sababta rasmiga ah ee ku kaliftay In C/Raxman oo ah wiilka gabartii uu ifka u jeclaa siistay aduunkaasi Lagaceed.
Arintaasi  ayaa loo aanayn karaa siyaabo kala duwan oo aay ugu Muhiimsantahay in Dhaqaale la’aan baahsay ay heesatay Wiilkaasi  uuna doorbiday in Jaceylkiisa uu isga tanaasulo  Maadama usan heysan qarash uu ku maareeyo noloshooda si uu u sameeyo gacansi uu ku maareenayo noloshiisa islamarkaana aysan mar dambe dhicin dhacdadaan  Xanuunka badna ee soo wajahday Wiilkaasi.
Sidoo kale wxaa Sabab looga dhigi karaa in dhalinta  Soomaaaliyeed, oo aan fahansaneen qiimaha iyo waxaa uu  yahay jacelka dhabata ah iyo in frkrada jceyl ay dhalinyarada Qaarkood ay  aaminsanyohiin in ay athay mid qaldan .
Si kasta oo aay ahaataba arintaasi ayaa waxaa aay ka fajacisay  dhalinyaro fara badan oo ku dhaqan gudaha Magalada Nayroobi ee caasimada dalkaasi Kenya.

W/Q: Nuur  Ismaaciil   Sheekh
phone nabar  +254707169260
E-mail;  nuur.usa@hotmail.com

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.