galmudugnews.com

Home » Archive for February, 2012

Xildhibaan Katirsan Baarlamanka Galmudug oo Goordhow Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo

Views 163644Xildhibaan C/laahi Mohamed Siyaad oo Ku magac Dheeraa C/LAAHI SHUULAX ayaa goordhow Waxaa Uu Nin hubaysani kutoogtay Bartamaha Magaalada Gaalkacyo Xildhibaanka oo Kasoo Jeeda Deegaanka Bacaadweyne ayaa waxaa Dilkiisa fulshay nin ay isku beel yihiin Sida Galmudugnews.com u xaqiijiyeen goobjoogayaal Wariye katirsan Saxafiyiinta Gaalkacyo ayaa sidoo kale inoo sheegay in Dadka qaraabada u ah... 

Ciidankaan malagu aamini karaa amaanka Muqdisho+Sawir

Views 168317CIIDANKAAN ISUGU JIRA QAAR LEBISAN DHARKA CIIDANKA IYO QAAR LEBISAN DHARKA SHICIBKA MA LAGU AAMINI KARAA AMNIGA MAGAALADA MUQDISHU. Gudaha Saldhiga Shibis manta… Sawirkani waxaa la qaaday maanta mar dawladda Soomaaliya ay soo bandhigaysay dhalinyaro lagu sheegay in loo soo qabqabtay qaar inay ka tirsan yihiin kooxda dilaaga ah ee Alshabaab iyo kuwo lagu soo qabtay maandooriyaha loo yaqaan... 

How Dahabshiil sents Money to Al-qaeda in Somalia

Views 161900Al-Qaeda receives half Million $ from Nairobi Dahabshiil Bank Nairobi (Sunatimes) It’s confirmed the economical centre of Al Qaeda remittance to its insurgents in Somalia locates at 7 Street in Somali village of East light Nairobi. We Somali independent journalists have entered inside of the Somali terror centre and we have known that it sent into Somalia about half million US dollar... 

Ila qosolka Wariye Albadri iyo Sawir uu Madaxweyne Shariif qaaday+Daawo

Views 1610450BAL TOLOW SAWIRKAN MA SHEEKH SHARIIF AYAA QAADAY? “Kaftan Siyaasadeed ku saabsan shirkii LONDON” By Abukar Albadri, Stockholm, Abukar.albadri@gmail.com Tani ma ahan maqaal, waa qaraaxo Siyaasadeed ku saabsan shirkii London ee ku saabsanaa Somalia. Bal eeg sawirkan hoose, ka bogo, kaddibna waxaad is weydiisaa ma Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa qaaday. Xaqiiqdii wuu u eg yahay inuu... 

SHIRKA LONDON EE SOOMAALIYA: WAR-MURTIYEED

Views 16946 SHIRKA LONDON EE SOOMAALIYA: WAR-MURTIYEED Hordhac Shirka London ee ku saabsan Soomaaliya waxaa uu aqalka Lancaster House uu ka dhacay 23kii Febraayo 2012, waxaana ka soo qaybgaley konton iyo shan wefdi oo ka kala socdey Soomaaliya iyo beesha caalamka. Waxa aan shirney waqti muhiim u ah Taariikhda Soomaaliya. Soomaaliya waxaa ay hadda ka soo baxaysaa dhibaatooyin bani’aadamnimo... 

CRD iyo CCD oo ka mida Laamaha Sirdoonka Somalia.

Views 165940Galmudugnews.com – Shacabka Soomaaliyeed ayaa  Hay’adaha CRD iyo CCD ku eedeeyay inay gudaha Somalia ka maleegaan falal guracan oo lagu dhibaateeyo shacabka  sida dilal iyo qaraxyo . Qaar ka mida Saraakiisha Sirdoonka Dowladda Federalka Somalia,Ganacsatada iyo hoowlwadeenada Hay’adaha Samafalka Somalia ayaa Agaasimaha Hay’adaha CRD Jabriil Abdulle Ibrahim ku eedeeyay inuu... 

Jaaliyadaha beesha Hawiye ee Yurub iyo Waqooyiga Ameerika oo digniin culus kasoo saarey hirgalinta Roadmapka iyo heshiisyada Garoowe1 iyo 2

Views 161562Jaaliyadaha beesha Hawiye ee Yurub iyo Waqooyiga Ameerika oo digniin culus kasoo saarey hirgalinta Roadmapka iyo heshiisyada Garoowe1 iyo 2 London, UK, 21-02-2012 Jaaliyadaha beesha Hawiye ee qaaradaha Yurub iyo Waqooyiga ameerika ayaa digniin culus kasoo saaray hirgalinta Roadmapka iyo Heshiisyada Garoowe 1 iyo Garoowe 2. Shir qadka telefoonka ama Teleconference ay masuuliyiinta jaaliyadaha... 

ICG oo dagaal kula jirta Hawiye iyo Daarood !!! –Waa Kuma Matthew Bryden.

Views 169827Galmudugnews.com – Madaxda sare Dowladda Federalka Somalia iyo Hogaamiyeyaasha dhaqanka Hawiye ayaa si wadajira u cambaareeyay Warbixin sanadeed ay qoreen Kooxda International Crisis Group ICG taas oo lagu sheegay in Ganacsade Ahmed Nuur Cali Jimcaale ka mid yahay kooxda Argagixisada Al-Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Somalia. Warbixinta oo la dhigay Website-ka UN-ka waxaa sidoo kale... 

Xasan Cujeer oo noqday Muusikiistaha Sanadka iyo Karama oo la liiday.

Views 163524Kataariistaha weyn ee Xasan Cujeer Cajami oo labadii sano ee la soo dhaafay xirfad sareeysa la soo galay masraxa tumista Muusikada ayey taageeradiisa cirka isku shareertay kadib markii dhamaan heesahii uu tumay laga dhex arkay farsamooyin ka duwan habka ay Muusikada u tumaan Muusikiistayaal ismahdiyay balse xirfadooda noqotay mid sii daciifeeyso sanad walba. Xasan Cujeer Cajami wuxuu taageerayaal... 

Taksiile Jaceylkiisa Ku Badashay Aduun Lacageed oo Gaaraya

Views 161723 Wiil  Soomaaliyeed oo ku dhaqan gudaha Xaafada Islii ee  Magalada Nairobi ayaa aduun lacageed oo gaaraya $5000 (Shan kun) oo dolar siistay gabar uu ifka ugu jeclaa sida ay inoo Xaqiijiyeed dad ku dhow wiilkaasi oo aan kula kulanay Magaalada Nairobi. Wiilkaani oo lagu Magacabo C/Raxman ayaa Sheegay in uu jaceylkiisa ku Badashay aduun kaasi lacageed ka dib markii uu awoodi waayay  dhaqaalahi... 

Saxafiyiinta Galmudug oo Eedeayn Ujeedshay Wasiirka Warfaafinta Galmudug

Views 162197 Kulan ay Maanta Kuyeesheen Magaalada Gaalkacyo Saxafiyiinta Kashaqaysa Deegaanada Galmudug ayaa waxaa ay Eedeayn Ugu jeedsheen Wasiirka Warfaafinta Galmudug Tahliil Cabdi Mohamed oo ay Sheegeen in Musuq Maasuq uu kasameeyo Saxafiyiinta , HALKAAN KADHAGAYSO SAXAFIYIINTA OO EEDAYN U JEEDINAYA WASIIRKA Saxafiyiintaan ayaa Tilmaamay in kooxays i iyo Kala Eexasho ,uu Wasiirku Kadhexsameeyey... 

Tahniyad Aroos Farxad Leh

Views 16776 Waxaa halkaan tahniyad aroos ka diraya ardayda jaamacada mudug university iyo maamulka iyo macalimiinta waxaana diraya ardayda kala ah 1) Bashiir Ahmed soofe 2) Idriis Salaad Siyaad 3) Mohamed Mire Ali 4) Ahmed nuur Osmaan Ali 5) Ahmed qoodeeye Jaamac 6) Shaafici Moalim dheere 7) Hassan Moalim Abdilaahi Abshir Warsame Qajaar 9) Mohamed Abdilaahi Ali 10) Ahmed-Kheyr Moalim Mohamuud 11)... 

Gudoomiyaha Alshabaab ee Gobolka Sh/hoose oo shalay amar ku bixiyey inaan mar danbe loogu yeeri karin Alshabaab, balse loogu yeero Al Qaacida

Views 161209Shalay waxaa ka dhacay Gobolka sh/hoose gaar ahaan Magaalada Marka iyo degaanka Calamada ee hoos taga afgooye labo banaanbax oo ay soo abaabuleen xarakada Al shabaab oo hadda u xuub siibatay Al Qaacida. Banaanbaxa ka dhacay magaalada Marka, iridda xarunta Dhismihii dawladda hoose ee magaalada Marka, hadase ah meesha looga arimiyo Gobolka Sh/hoose ayaa waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Gobolka... 

Musuq-masuqa Gaas oo cirka isku shareeray

Views 16826  Ku:-Saxaafada Madaxa Banaan   Dadka soomaaliyeed ayaa waxay la-legdamayaan dhibaatooyinka nololeed ee dhinac walba kasoo galay, haday ahaan Lahayd dhinaca Maciishada,waxsoosaarka ,iyo waxkasta oo lagu maareeyo nolosha Bani,aadamka. Hadaba waxaan qormadeena ku eegaynaa dhibaatooyinka ay dadka soomaaliyeed kuhayaan Kooxda Musuq-maasuqa Kucaan baxaday ee uu madaxda u yahay Wakiilka Maamulka... 

Wariye Mashqacgeliye iyo Madaxweyne Siilaanyo oo maxaa kala qabsaday

Views 163765WERIYE MASHQAC IYO M1 11/02/2012 Su’aal: Shariif Axmed (Ex-Siilaanyo) waxa iigu kaa denbeysay sannadkii cusbaa.  Ma rabin in aan kugu soo noqdo waayo waxa aan arkay in aad Somaliland aad sidii darinta u soo laalaabeyso oo aad weliba labada cidhif ka soo bilowday.  Iminka waxa aan kuugu imid in aan ku xasuusiyo in sannadkan cusub 2012 uu ku suntanaan doonaa sannadkii la sadqeeyay... 

Jeneral Caarre oo si kulul uga hadlay Wariyaha Mareykanka ee ku afduuban Galmudug

Views 163144Ku: Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka Degaanada Galmudug Og: Maamulka Galmudug Galkacyo, Galmudug, Somalia. February 12, 2012 Asalaamu Calaykum Wa Raxmatu Allahi Walaalayaal, Anigoo ah Cabdiraxmaan Warsame Cilmi (Jeneral Caarre) waxaan si sharaf leh idinkugu soo gudbinayaa dareen aniga gaar ii ah ee khuseeya Mr. Michael Scott Moore oo ah wariye u dhashay dalka Maraykanka oo 22kii Jannaayo... 

Maleshiyada Puntland oo Weerartay Koofurta Gaalkacyo

Views 161247 1 qof ayaa Ku dhaawacmay Weerar ay Saaka Soo qaadeen Maleeshiyaad Hubaysan oo Kasoo jeeda Maamulka Puntland Rasaas xoogan ayey ku fureen Hotelka Empassy walow cidna aysan wax ku noqon marka laga reebo wiil ku dhaawacmay oo Isagu ahaa Maamulihii Xarunta Korontada ee Diini,oo lagu magacaabo Nuur Cilmi Diini oo ay  rasaastu ka helaashay Dhinaca Caloosha iyadoo durbaba loola cararaya Isbitaalka Xaaladiisa... 

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay agagaarka Hotel Muna Sawirro.

Views 161184  Qarax ismiidaamin ah ayaa waxa uu galabta ka dhacay agagaarka Hotel Muna ee Degmadda Xamarweyne kaasi oo geystay khasaare aad U weyn Qarax ismiidaamin ah ayaa waxa uu galabta ka dhacay agagaarka Hotel Muna ee Degmadda Xamarweyne kaasi oo geystay khasaare aad u xoogan, Qaraxani oo uu fuliyay nin naftii halige ah oo watay gaari nooca raaxada ah waxaana uu ku fuliyay Goob cafeteria ah oo...