Weerar Xallayto 9 fiidnimo kadhacay Deegaanka Higlaale oo U dhexeeya Galinsoor Iyo Cadaado aya C iidamada Komandooska Mareykanka waxay Ku soo furteen Shalaaihii Ajaanibta ahaa ee Hay’ada DDG ee u kaladhashay Mareyka Iyo Danmark
Wararka ayaa intaasi kudara in Ciidamada oo sigaadmo ah kusoo galay goobta lagu hayey shalaahaasi ay toogteen 5 Kamid ah burcada iyagoo 7 kalana nolol kuwatay wxaana xalay garoonka gaalkacyo kasoo dagay diyaaradaha waaweyn oo loomalaynayo in ay maraakiinta bada taagan kasoo duuleen
Lama oga in ay Nabad qabaan Shalaahii Ajnibiyiinta Iyagoo kusugnaa Goobta uu Weerarku kadhacay waxaana saaka degmada cadaado ee Gobolka Galgaduud kajirta Hadalhaynta raga kudhintay Weerarka ay fulsheen Komaandooska maraykanka

