Jaliyadda Galmudug State ee sweden oo guul iyo horumar ku tilmaantey heshiiska laga gaarey isqabqabsigii kalhore dhexmaray xukuumada iyo barlamaanka dawladgobaleedka galmudug state
hanbalyo baan leenahay galmudug state waxad katilaab sateen caqabadii hortiina iyo dhexdiina tiiley marlabbaad hanbalyo
waxan leenahay intii isku xilsaartay qilaafka dhamentiisa aad baad ummahadsan tihiin rag iyo dumar odeydhaqan iyo siyaasi
hadan nahay qurbajoogta galmudug state markaan aqrisaney qodobada hishiiska lagu gaarey waxan oronkarnaa waa hishiis taariqiya oo dhameestiran oo dhinacyo badan taabanaya wadadana ufuraya waxqabadka aayaha danbe ee galmudug state guulbaan kutilmaami karnaa
inhishiis laga gaarey waxyaalihii lasku hayey iyo inlacadeeyey waqtiga xukuumada u harsan iyo in waliba lasoo celiyo wasiiradii xilkooda kuwayey waqtigii qilaafku jirey jaliyada sweden oo ah halkii lagu unkey galmudug state ayaa naxdin iyo murugo la aamusneed mudodii qilaafku jirey balse manta waxaa u baryey waa cusub oo la magac baxay Galmudug guleysatey.mar ay isugu yimadeen huteelka caankaa ee jubba waxan kaxasuustaa heesihii cusbaa ee halkaas laga qadayey umadii garad lihi iyades gargaartee wiil iyo gabdhaba gacmaha isqabsada. iyo heeskale oo aheed ma ogtahay galmudugey inad geesi canoo calankeena keeno calamku uu yaqaano abdulahi uu yahay waxana wajiyadooda kamuuqdey farxad iyo bogaadin aad usareysa jaliyada sweden fagareyasha waxay kufaanta inay iyagu tiirdhexaad yihin.
kumasoo kobi karno halkaan magacyada balse waa kuwan qaarkamida dadweynihi hanbalyada dirayey
1.abdulahi said dalel
2.mahamed muse kusow
3.husen mahamed alikar
4.idle abdirahman
5.abdinasir said dhoore
6.faisal fuad
7.Abdulqadir galbeyte
8.rage macalin said
9.bashiir galbeyte
10.said abdi indhayare
11.abdiqafar shiiq labale
12.abdishakur shariif nuurqed
13.abdulahi warsame jey
14.abdicaziz loow
15.abdulqadir colad salad
16.ali ahmed haid
17.abdirahman mahamed halane

