galmudugnews.com

Home » WARARKA » War deg Deg ah.Wasiirka Waxbarshada Galmudug oo La Afduubtay

War deg Deg ah.Wasiirka Waxbarshada Galmudug oo La Afduubtay

Waxaa Akhrisay :1738

Abaare 12kii Duhuhurnima ee Maanta ayaa Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Galmudug Burhaan warrsam cigaal waxay koox hubaysan ka afduubteeyn hoyga uu magaalda Galkacyo kadaganyhay xili uu ka soorawaxay Hawlihiisii Shaqo

kooxaha Wasiirka afduubtay aya la xaqiijiyay in ay yihiin ragii 13 bishii hore ee Decenber afduubtay wiIl Arday ah Dadiisunatahay 8 Jir Kana Soojeeda Waqooyiga Gaalkacyo ee Maamulka Puntland Xiligaas oo Wasiirku uu Burcad U Balanqaaday in Uu Siinayo Lacago ay sheegeen In Burcad Badeed La Reer ah Wiilka Yar oo kusugn Degmada Garacad ay Kadhaceen Lacag Kudhow 16O KUN $

Markii uu so shaacbaxay afduubka wasiirka ayaan waxaanu wacnay Telfoonkisa Gacanta waxan iga qabtay midkamid ah ragii afduubay Wasiirka waxaana na dhexmaray hadalkaanHalkaan Kadhagaayso Codka Burcad Badeeda<
Wadahadal dheer oo na dhexmaray aniga iyo ragii wasiirka haystay ayaa markii danbe waxay telfoonka igu wareejiyaan wasirka waxbarsha galmudg waxan weydiiyay sabta loo afduubtay
Halkaan Kadhagayso Wareysi aan Layeelanay Wasiirka Isla markii la afduubay<

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.