Waxaa dhamaan la idinkugu bishaareynayaa in dhowaan laga hirgaliyay wadanka Thailand adeeg idiin sahlayo in aad si fudud ku imaataan iskuna daaweysaan wadankan Thailand, adeegaas oo ay kaa caawinayaan quburo aad ugu xeeldheer baahidaada caafimaad, kuwaas oo ku midoobay magacaan: Alle- Megan medical and business assistance services ltd (AMMBAS)
Hadii aad joogto Carabta, Yurub , America ama Afrika in aan kuu diyaarinay sidii aad u heli laheyd adeeg caafimaad oo casri ah, si aad u hesho adeegaas caafimaad waxaa lagaa caawinaayaa
1. Qiimeynta bukaanka jiradiisa iyo ugudbinta isbitaalka takhasuska u leh jiradiisa inta uusan imaanin dalka Thailand
2. Ka soo saarida isbitaalka hanaanka daaweyntiisa iyo waqtiga iyo qarashka ku baxayo (qiyaas ahaan)
3. Usoo saarida bukaanka dal ku gal caafimaad
4. Usoo saarida dal kugal caafimaad qaraabada bukaanka ku wehliso safarkiisa caafimaad
5. Usii diyaarinta balamihii lakulanka dhakhtarka ee isbitaalka
6. Usii qabashada/ usii buukimada meel ay degaan
7. Soo dhoweyn diiran oo si lacag la’aan ah bukaanka iyo cidii wheliso looga soo qaadayo gegida diyaaradaha.
8. Usii diyaarinta turjubaan soomaali ah dumar ama rag kii uu bukaanku u baahanyahay oo aad ugu tababa baran arimaha caafimaadka iyo ilaalinta ama xafidida sirta.
9. Ka caawinta bukaanka wax alaale iyo wixii adeeg ah ee ow uga baahdo wadanka gudihiisa.
Waxaad nagala soo xariiri kartaan taleefanka hoos kaaga muuqdo
Abdulakdir jabril
+66892111693
Ama
jabrilyare@gmail.com
sidoo kale waxaad nagala socon kartaan
www.allemegan.com

