galmudugnews.com

Home » QORMOOYIN » Tacsi ku socota dhammaan reer Daqarre

Tacsi ku socota dhammaan reer Daqarre

Waxaa Akhrisay :1041

Abdirahmaan Macalin Xassan (Dhugdhugle)
Abdinuur Macalin Xassan
Sahal Macalin Xassan
Bashiir Macalin Xassan
Xaawo Macalin Xassan
Sahro Macalin Xassan
Binti Macalin Xassan
Shukri Macalin Xassan
Bashiir Dhajac Jimcaale
Dhammaan asxaabataan waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan reer daqarre tacsidii tiiraanyada lahayd ee ku timid marxuum
Mursal Cartan Daqare oo ku geeriyooday Magaaladda muqdisho.waxeey kaloo tacsi u dirayaan xaaskii uu ka geeriyooday marxuumku Safiyo Xaashi galti iyo dhammaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagey samir iyo iimaan ALLAH hanaga siiyo dhammaanteen isagana janatul firdowsa ha ugu bishaareeyo aamiin aaamiin aaamiin.

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.