galmudugnews.com
  • Home
  • About
  • Contact US
  • Riwaayado
  • Daawo Video Dahir Alasow oo abtirsaday
  • Daawo Wareysigii ugu xiisaha badnaa taariikhda oo Faysal Cali Waraabe lala yeeshay
  • Sheekha ugu weyn Wahaabiyada Daarood oo ku baaqay in cafis la weydiisto Ahlusuna
  • Sarkaal Mareexana oo Hawiye si xun u caayay
  • Daawo Video Ciidanka Dowladda oo Meyd ku dul fadhiya
  • Hees Jawaab Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro – Fanaan King Khaalid
  • Daawo Suxufiyad war ka akhrineysay TV oo nin jecel ugu galay Istuudiyaha kadibna Live uga dhameeyay guur
  • Daawo Sheekh Reer Hargeysa ah oo Muqdisho habaaray
  • Universal Tv oo caro darteed bilaabay Barnaamij loogu dhega hadlaa Aamina Muse
  • DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.
  • Daawo Madaxweynaha Uganda oo hees raaba qaaday
  • Daawo tumashada Marwada Madaxweyne Siilaanyo
  • Daawo Dagaalkii Garxajis Muuse Biixi leh “Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
  • Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmaya Ra’isulwasare Saacid
  • Daawo Dagaalkii Garxajis iyo Gaashaanbuurta Habarjeclo
  • Daawo Fadeexada Siilaanyo oo garan waayay Wasiiradiisa
  • Daawo xiisadii ka dhalatay heshiiskii Ankara oo cirka isku shareertay
  • Daawo gabadh u dhalatay beesha Daarood oo heer kulkeeda qabyaalada meel xun gaaray
  • Daawo Beelaha Habarjeclo iyo Arab oo laba xaflad ku qabsaday Holland kadibna saqdhexe isku duulay
  • Daawo Ra’isulwasaraha Ingiriiska oo rajo tiray Somaliland
  • Daawo Xasan Dahir Aweys oo Ahmed Godane ku sifeeyay fidno wade laayay culumadda
  • Daawo Wasiir salaami diiday Wasiir Khaarijiga UK William Hauge
  • Home » WARARKA » Guusha Xidigaha cusub ee Galmudug iyo dareenka bulshada

    Guusha Xidigaha cusub ee Galmudug iyo dareenka bulshada

    on Sep 21st, 2011 // No Comment

    Views 163946


    Galmudugnews.com Laba bil gudaheed ayey isbedel horumar weyn xambaarsan ku tilaabsadeen Xukumadda cusub ee maamul goboleedka Galmudug.
    Inkastoo horumarka Galmudug hareeyay ee dhinaca diblomaasiyadda iyo siyaasadda ay gacan ka geysteen bulshada ku abtirsata Galmudug hadana Ciyaartooyda kubadda sida wanaagsan u ciyaaray waxaa ka mida Laacibiinta kala ah:
    1- Wasiirka Xiriirka Caalamka Mohamed Ali Nur
    2- Wasiirka Kaluumeeysiga Hassan Samatar Gacaliye
    3- Wasiirka Maaliyadda Abdullahi Jamac Shire
    4- Wasiirka Caafimaadka Dr Hussein Sheekh Nuur
    Afartaan Wasiir waxay isbedel weyn ku sameeyeen Galmudug.
    Waxay ku guuleeysteen in shirkii wadatashiga Somalia la siiyo Galmudug tiro la mida tii la siiyay Puntland.
    Waxay ku guuleeysteen dhaqaalaha la siiyo Somaliland iyo Puntland miisaaniyad la mida in Xukumadda Mareykanka siiso Galmudug taas oo socon doonta shan sanadood ,dhana 57000$
    Waxay ku guuleeysteen in Xukumadda Somalia laga saxiixo heshiis nuxurkiisu yahay in Galmudug la siiyo miisaaniyada ay ku leedahay deeqaha Caalamka iyo gunada maamul goboleedyadda.
    Waxay ku hoowlan yihiin sidii beelaha dega Mudug iyo Galgaduud looga iibin lahaa inay taageeraan qadiyadda Galmudug sida beesha Cadaado iyo tan Guriceel.
    Waxay ku hoowlan yihiin in gogol nabadeed ay dhigaan Bandiiradleey si hogaamiyeyaasha dhaqanka,siyaasadda ,diinta ,dhalinyarada iyo gaashaandhiga beelaha Galmudug loo heshiisiiyo.
    Bulshada ku abtirsata Galmudug ayaa u riyaaqday habka hoowlkarnimada leh ee guulaha waaweyn ay ugu tilaabsatay Xukumadda cusub ee Galmudug.
    Isbedelka cusub ee Galmudug iyo hoowlkarnimada Wasiiradda waxay meesha ka saartay kibir qooqii fadhiidnimada ku dhisnaa ee lagu yaqiin shaqsiyaadkii loogu yeeri jiray magacyada Baasto iyo bariis kuwaas oo aaminsanaa inay xilalka u hayaan jufooyinkooda,lagana qaadi Karin.
    Sida muuqato Maamulka Galmudug wuxuu diyaar garoow ugu jiraa sidii loo dooran lahaa hogaan sare ,iyadoo awood qeybsigana laga dhigi doono mid cadaalad ku dhisan .
    Beelaha ugu daacadsan Galmudug sida Saruur iyo Shiikhaal ayaan saami u qalma laga siin kuraasta ugu muhiimsan Maamul goboleedka Galmudug.

    Leave a comment

    You must be Logged in to post comment.