Kulan maalintii Shalay Kudhexmaray Madaxweynaha Galmudug Mohamed Ahmed Caalin Iyo uqay samahaa xafiiska Q.M ee siyaasada G-mudug&Putland Mr-Kombos Vaidersayaa looga hadlay sida ay G-mudug oga qayb qadanayso Shirka wada tashiga ee somalia kasoo dhawaan kadhacaday magaalada Nairobi ee Dalka Kenya
Sidookale Kulankaan ayaa Looga hadlay Xaalada Barakacayaasha Kusugan Deegaanada Galmudug iyadoo Markii uu Kulanku Gaban gaboobayna Wafdugu Booqdeen Xeryaha Barakacayaasha ee Magaaalada Gaaalkacyo




