galmudugnews.com

Home » WARARKA » Beesha Duduble oo taageertay Xukumadda cusub ee Galmudug

Beesha Duduble oo taageertay Xukumadda cusub ee Galmudug

Waxaa Akhrisay :3010

Ku:- Saxaafada Maddaaxa Banaan

Waxgaradka, Aqoonyahanada,Siyaasiyiinta  & weliba Bulsha-weynta Beesha Maxamud

Hiraab(duduble) waxay soo dhawaynayaan magacaabista wasiirka  loo magacaabay

Beeshaas kana mid noqday golaha Wasiirada maamulka galmudug.

waxaana u sheegaynaa shaqsiyaadka sheeganaya inay yihiin Dooxo State inay

ka fiirsadaan hadalada ay ku qorayaan jaraa,idka .

Wasiirkaan wuxuu ku yimid wadatashi beeshu yeelatay wuxuuna ku joogaa

magaca maamulka Dooxoland State, shaqsiyaadka qoraalada diidmada ah

muujinayana waxay ku qanacsanyihiin gacan bidixaynta ay beeshaan ku hayaan

Maamulayaasha Madaxtooyada, Waa Gaas iyo Shariif kabakutukade.

Dadka ku abtirsada Galmudug iyo kuwa dooxoland state waxaa ka dhexeeya

degaan ,dhalasho, mana aha mid la inkiri karo arintaasi

Beesha dudublena waxaa laga rabaa inay kala garato cadowgeeda iyo xabiibkeda.

Wasiirka cusubna waxaan u rajaynaynaa inuu xilkiisa kasoo dhalalo.

Waxaa qoray Suldaan Ali Abdulahi Hassan

shacbaan5@hotmail.com

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.