galmudugnews.com

Home » WARARKA, XULKA Galmudugnews » Top:- Shaqsiyaadka sanadka iyo Somalia

Top:- Shaqsiyaadka sanadka iyo Somalia

Waxaa Akhrisay :5603

Qaar ka mida horboodayaasha Somalida ayaa loo aqoonsaday shaqsiyaadka sanadka ee ku guuleeystay biladaha beenta iyo faanka,daacadnimada,runta,qiyaanadda,samafalka,wanaaga,isdaba marka,dalaalnimmada,qabyaaladda,waalida,fool xumadda, is tus tus-ka,Xishoodka,Isku dirka,Macangagnimada,xagjirnimada,Wadaninimadda iyo Suxufinimada.

1-Cabduqadir Maxaay ayaa ku guuleeystay biladda Samafalaha sanadka

2- Drs Xaawo Cabdi ayaa ku guuleeysatay biladda Wadaniyadda Sanadka

3-Raage Oomaar ayaa ku guuleeystay biladda Wariyaha sanadka

4- Jabriil Ibrahim Abdulle  ayaa ku guuleeystay biladda  beenta iyo Faanka sanadka

5-Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku guuleeystay biladda Qiyaanadda sanadka

6-Shariif Sheekh Axmed ayaa ku guuleeystay biladda Safaradda sanadka

7- Xasan Dahir Aweys ayaa ku guuleeystay biladda Macangagnimada sanadka

8- Cabdi Nuur Darmaan ayaa ku guuleeystay biladda Waalida Sanadka

9- Cabdi Wali Gaas ayaa ku guuleeystay biladda Qabyaaladda sanadka

10- Dahir Reyaale Kaahin ayaa ku guuleeystay biladda Xishoodka sanadka

11-Axmed  Siilaanyo ayaa ku guuleeystay biladda is tus tuska iyo asaasaqnimada

12- Axmed Maxamed Caalin ayaa ku guuleeystay biladda Foolxumada iyo Doqonnimadda

13-Cabdiraxmaan Faroole ayaa ku guuleeystay biladda Isku dirka iyo dalaalnimadda

14- Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku guuleeystay biladda Damaca iyo guuldaradda

15-Axmed Godane ayaa ku guuleeystay biladda Fulaynimadda iyo isqarinta

16- Prof Xaamud Maasheeye (Awdal State) ayaa ku guuleeystay biladda daacadnimada iyo Somalinimada

17-Sheekh Maxamud Cariif ayaa ku guuleeystay biladda Wanaaga iyo faafinta Diinta.

Waxaa Qoray Gudoomiyaha Calool xumadda iyo Dulqaadka Somalia

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.