Abdirahmaan Hassan Jimcaale oo ah Somali British ka qeybqaatay qaraxyadii iyo dilalkii ay Somalia ka geysteen argagixisada Al-Shabaab ayaa la ogaaday inuu yahay ninkii iska lahaa Website-ka qaadisiya.com sida la xaqiijiyay.
Website-ka Qaadisiya wuxuu ahaa dhiirigeliyaha argagixisada waxaana la soo dhigay Warbixino qoraal,cod iyo sawir iskugu jira kuwaas oo ka dhigan dimbiyo waaweyn oo laga xusi karo sheegasho qaraxyo lala beegsaday Madax iyo shacab,dilal,ismiidaamin iyo dhiirigelin siin argagixiso.
Abdirahman waxaa la xaqiijiyay inuu ka mid ahaa dadkii dalalka Yurub ka hanuunshay Caruur u galay Al-Shabaab oo qaarkood isqarxiyay.
Inta aan laga dhigin Agaasimaha Telefishinka Qaranka Somalia ayuu Cabdiraxmaan Xasan Jimcaale burburiyay ama tirtiray Website-kiisa qaadisiya hasse yeeshee taasi sharciga Yurub maaha mid uu ku badbaadi karo,waxaana la feeyl gareeyay dhamaan Warbixinadii uu qori jiray ee dimbiyada waaweyn.
Cabdi Raxmaan todobaadkaan ayaa dacwad ka dhana laga furay dalka Ingiriiska,waxaana halkaan idinkugu soo lifaaqnay Warbixinadii uu ku qoray Qaadisiya.com.
Fadlan hadii aad ogaato in Cabdi Raxmaan ku soo laabtay dalka Ingiriiska,waan kaaga mahadcelineynaa hadii aad Report gareeysid Boqortooyadda Ingiriiska waaxdeeda argagixiso la dirirka,waxaadna wici kartaa Anti-Terrorist Hotline on 0800 789 321
Somali transitional government has recently launched Satellite Television channel know Somali National Television (SNTV) we establish that government has appointed new director as Abdurahman Hassan Jimcaale, Mr Jimcaale was the owner of Qaadisiya terror website, Although he believes that he deleted his website but we have the entire record from day one,
He was convicted on more than 41 counts of engaging in conduct in preparation, fundraising, making propaganda and moral support including promoting and encouraging suicide and assassination in order to support Al Shabaab from March 2006 to April 2009
Finally please see attached footages copied from his website, further more I would appreciate if you can report his arrival in United Kingdom to Anti-Terrorist Hotline on 0800 789 321
Fadlan halkaan hoose ka akhri dhamaan Warbixinadii uu ku qoray Website-kiisa,waxaana ka mida kuwa uu ku sheeganaa inuu ku jiro kooxdii dishay Jeneral Axmed Jilicoow Cadoow ,Wariye Maxamed Muxyadiin Cali oo ahaa Afhayeenkii gobolka Banadir iyo Wariye Cabaas Maxamed Nuur Galeydh oo ahaa Afhayeenkii xigay ee Gobolka Banadir.
Cabdi Raxmaan Xasan wuxuu hada ku nool yahay gudaha Wasaaradda Warfaafinta,wuxuu la joogaa walaalaha Cabaas Galeydh !!
| SEARCH
Top of Form Bottom of Form FAALOOYIN MAQAAL LOOGU MAGAC DARAY ‘KA DARAN OO DIBI DHAL!!!’ Qiiso Xiiso leh oo ku dhacdey Saddex Wasiir MUDANE WASIIR ADAABA DIB U QORSHEYN U BAAHAN!!!! By Axmed Deeq. (JAWAAB TO A.Y.JAMA INDHO) “mamacaasho diintiis ruux maal ku iibsadaye” by Umu Najmah Sudan waxay nagu leedahay abaal wayn by Liban Abdi Ali… WAXAAN LEEYAHAY (MAXAA GAAL LOOGU YIRI GEESIGII SHARIIF) بسم الله الرحمن الرحيم Macnaha isku xuknka kitaabka Ilaahay Farriin ku socota Shirka Culimada Soomaaliyeed, Muqdisho (WAA MUHIIM YEYSAN KU SEEGIN) MAANSO WADANIYA OO TAAGEERAYSA NABADA IYO DIB U HESHIISIINTA MAANSADII GOBONIMO Waxqabadkii Midowgii Maxaakiimta & Mustaqbalka Dowladda Cusub Ashahaado-la-dirir laga dambeysiiyey Burcad-badeednimo Ma Dr Cumar Iimaan baa Maxkamadaha loo Caleemosaarayaa Hadii Culimada Gurbaanka Garaacato Caamaduna Waa in ay Qoobka ka Ciyaartaa. Ninka Yar iga Cesha (Itoobiya) aan kan Weyn la Xaalee (Maraykan) |
Xoogaga Mujaahidiinta oo Xalay si gaadma ah u Khaarijiyay Sarkaalkii Kooxda Mbagati uqaabilsanaa degmada Kaaraan.
waxaa la daabacay Sun 27 Jan 2008 05: 17: 46 Sarkaal katirsan Kooxda Mooryaanta ah ee Mbagati ayay Xalay sirdoonka Mujaahidiinta Soomaaliyeed ku khaarijiyeen magaalada Muqdisho xili uu faraha kula jiray Dhibaataynta Shacabka Soomaaliyeed. Sarkaal katirsan Kooxda Mooryaanta ah ee Mbagati ayay Xalay sirdoonka Mujaahidiinta Soomaaliyeed ku khaarijiyeen magaalada Muqdisho xili uu faraha kula jiray Dhibaataynta Shacabka Soomaaliyeed. Xalay saqdii dhexe ayay Xoogaga Mujaahidiintu waxay u dhecdeen guri uu deganaa Mujrimka la khaarijiyay oo ku yaal Xaafadda Xaliimo Hiite degmada Kaaraan magaalada Muqdisho. Mujrimka la dilay ayaa lagu magacaabi Jiray Maxamed Hilowle ( Shiine Goon Cadaawo) oo ahaa Ninka Nabad sugida Kooxda Mabagati u qaabilsanaa degmooyinka Yaaqshiid iyo Kaaraan. Ilaah Fadligiis waxaa siiyaraaday Khatarta Sirdoonka Kooxda Magati kadib markii ay uu iskaashi dhaxmaray Shacabka Soomaliyeed iyo Xoogaga Mujaahidiinta taas oo Dhuun qabad kunaqtay Hagar daamada ay Cadawga Itoobiya la damacsanyihiin Shacabka Muslimiinta ah ee Soomaaliya. Allaahu Akbar Allaahu Akbar. http://qaadisiya.com/view.php?id=244 QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA. MAAMULKA SHABAKADDA ISLAAMIGA AH EE QAADISIYA |
FARRIMAHA CUSUB
QAADISIYA RADIO waa nashiidooyin iyo muxaadaro qiima badan Hees: Ufweeye Akhweeye Tigreega Erya by Abwaanka Abu-cabdal Waa nashiido loogu magac daray macrakadii Qaadisiya oo uu hogaaminaayay Sacad Ibnu Abii Waqaas Gud. Jab. Xor. Somali Galbeed oo Warbixin ka siiyay Qaadisiya Xaaladaha Jihaadka ee Dhulkooda. |
||
| Copyright © Qaadisiya.com – All Rights Reserved |
| Qaadisiya Kadhig Hoyga | ||||
| SEARCH
Top of Form Bottom of Form FAALOOYIN MAQAAL LOOGU MAGAC DARAY ‘KA DARAN OO DIBI DHAL!!!’ Qiiso Xiiso leh oo ku dhacdey Saddex Wasiir MUDANE WASIIR ADAABA DIB U QORSHEYN U BAAHAN!!!! By Axmed Deeq. (JAWAAB TO A.Y.JAMA INDHO) “mamacaasho diintiis ruux maal ku iibsadaye” by Umu Najmah Sudan waxay nagu leedahay abaal wayn by Liban Abdi Ali… WAXAAN LEEYAHAY (MAXAA GAAL LOOGU YIRI GEESIGII SHARIIF) بسم الله الرحمن الرحيم Macnaha isku xuknka kitaabka Ilaahay Farriin ku socota Shirka Culimada Soomaaliyeed, Muqdisho (WAA MUHIIM YEYSAN KU SEEGIN) MAANSO WADANIYA OO TAAGEERAYSA NABADA IYO DIB U HESHIISIINTA MAANSADII GOBONIMO Waxqabadkii Midowgii Maxaakiimta & Mustaqbalka Dowladda Cusub Ashahaado-la-dirir laga dambeysiiyey Burcad-badeednimo Ma Dr Cumar Iimaan baa Maxkamadaha loo Caleemosaarayaa Hadii Culimada Gurbaanka Garaacato Caamaduna Waa in ay Qoobka ka Ciyaartaa. Ninka Yar iga Cesha (Itoobiya) aan kan Weyn la Xaalee (Maraykan) |
Ciidamada Mujaahidiinta oo Maanta la wareegay Garoonka Diyaaradaha Bali Doogle Abuu Mansuur iyo Mujaahidiin uu wato oo Qaniimaystay Hubkii Cadawga Tikreega ee yiilay Gobalka Sh/hoose.
waxaa la daabacay Fri 25 Jan 2008 03: 44: 01 Ciidamada Mujaahidiinta Soomaaliyeed ayaa Maanta si rasmi ah ula wareegay Garoonka diyaaradha Bali-Doogle oo kamid ah meelaha Istiraatiijiga ah ee uu Cadawga Umadda Soomaaliyeed xooga ku haystay. Ciidamada Mujaahidiinta Soomaaliyeed ayaa Maanta si rasmi ah ula wareegay Garoonka diyaaradha Bali-Doogle oo kamid ah meelaha Istiraatiijiga ah ee uu Cadawga Umadda Soomaaliyeed xooga ku haystay. Ilah fadligiis Xoogaga Mujaahidiinta Soomaaliya ee dagalka Jihaadka ah kawado Soomaaliya ayaa saaka ku takbiirsaday gudaha Garoonka oo xiligaas ay ku sugnaayeen Maleeshiyo katirsan Kooxda Mbagati ee taabacsan gumaysiga Amxarada. Xooagaga Mujaahidiinta oo ku qalabaysan hubka waaweyn ayaa Weerar daqiiqada socday kadib la wareegay Bali Doogle oo qadar dhan 110-Km u jiro magaalada Muqdisho. Shiikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo katirsan qaadada Mujaahidiinta Soomaliya ayaa xaqiijiyay in Mujaahidiintu ay qabteen Badil doogle islamarkaana ay qabsadeen Hub iyo Saanadao Dagaal oo ay Mujrmiinta Kooxda Mbagati halkaas ku haysteen. Allaah Fadligiis Abuu Mansuur iyo Jamaacadiisii ayaa gudaha usiii galay garoonka gaar ahaan qaybo Cadawga umadda Soomaaliyeed ay ku kaydsanayeen hubka, waxaana halkaas lagasoo aruuriyay shixnado hub ah oo isugu jiro qay baha kala duwan. in kabadan 100-qori ayay Mujaahidiintu qaateen tiro kalana waxay qabadsiiyeen Dab si ayna Mujrimiinta Mbagati ugu intifaacin, markii ay Mujhidiintu la wareegeen Bali Doogle ayay Raashin iyo Biyo uqaybiyeen boqolaal Qoys oo ah Dadkii ay cadawgu ka saareen Muqdisho. Dagaalka Jihaadka ah ee Soomaaliya kasocdo ayaa maalin kasta is bedelayo iyadooona Mujaahidiinta Soomaaliyeed uu allaah ugu yaboohayo Guulo , Shalay ayay ahayd Markii Mujaahidiitu ay Cashar u dhigeen Tikree kusugnaa deegaanka Jawiil oo katirsan gobalka Hiiraan. Allaahu Akbar Allaahu Akbar QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA. MAAMULKA SHABAKADDA ISLAAMIGA AH EE QAADISIYA |
FARRIMAHA CUSUB
QAADISIYA RADIO waa nashiidooyin iyo muxaadaro qiima badan Hees: Ufweeye Akhweeye Tigreega Erya by Abwaanka Abu-cabdal Waa nashiido loogu magac daray macrakadii Qaadisiya oo uu hogaaminaayay Sacad Ibnu Abii Waqaas Gud. Jab. Xor. Somali Galbeed oo Warbixin ka siiyay Qaadisiya Xaaladaha Jihaadka ee Dhulkooda. |
||
| Copyright © Qaadisiya.com – All Rights Reserved |
http://qaadisiya.com/view.php?id=231
| Qaadisiya Kadhig Hoyga | ||||
| SEARCH
Top of Form Bottom of Form FAALOOYIN MAQAAL LOOGU MAGAC DARAY ‘KA DARAN OO DIBI DHAL!!!’ Qiiso Xiiso leh oo ku dhacdey Saddex Wasiir MUDANE WASIIR ADAABA DIB U QORSHEYN U BAAHAN!!!! By Axmed Deeq. (JAWAAB TO A.Y.JAMA INDHO) “mamacaasho diintiis ruux maal ku iibsadaye” by Umu Najmah Sudan waxay nagu leedahay abaal wayn by Liban Abdi Ali… WAXAAN LEEYAHAY (MAXAA GAAL LOOGU YIRI GEESIGII SHARIIF) بسم الله الرحمن الرحيم Macnaha isku xuknka kitaabka Ilaahay Farriin ku socota Shirka Culimada Soomaaliyeed, Muqdisho (WAA MUHIIM YEYSAN KU SEEGIN) MAANSO WADANIYA OO TAAGEERAYSA NABADA IYO DIB U HESHIISIINTA MAANSADII GOBONIMO Waxqabadkii Midowgii Maxaakiimta & Mustaqbalka Dowladda Cusub Ashahaado-la-dirir laga dambeysiiyey Burcad-badeednimo Ma Dr Cumar Iimaan baa Maxkamadaha loo Caleemosaarayaa Hadii Culimada Gurbaanka Garaacato Caamaduna Waa in ay Qoobka ka Ciyaartaa. Ninka Yar iga Cesha (Itoobiya) aan kan Weyn la Xaalee (Maraykan) |
Mujaahidiinta oo Xalay Sh/hoose ku Khaarijiyay Taliye katirsan Maleeshiyada Kooxda Mbagati.
waxaa la daabacay Fri 08 Feb 2008 03: 25: 30 Xoogaga Mujaahidiinta ee dagaalka Jihaadka ah kawado Dalka Soomaaliya ayaa xalay Saqdii dhexe ka taqulsay Mujrim katirsan Maleeshiyada Kooxda Mbagati ee raacsan Kufaarta Itoobiya. Xoogaga Mujaahidiinta ee dagaalka Jihaadka ah kawado Dalka Soomaaliya ayaa xalay Saqdii dhexe ka taqulsay Mujrim katirsan Maleeshiyada Kooxda Mbagati ee raacsan Kufaarta Itoobiya. Walaalaha Mujaahidiinta ayaa noo xaqiijiyay in ay Khaarijiyeen Mujrim qayb ka ahaa Xasuuqa ay Shacabka Soomaaliyeed ku hayaan Maleeshiyada Soomaalida ah ee la shaqeeso Ciidamad Gumaysi Itoobiya. Cutub katirsan Mujaahidiinta ayaa la sheegay in ay Wadada ugaleen Mujrimka la khaarijiyay oo Marary goobta loo yaqaan yaaqbari weyne gobalka Sh/hoose. Shacabka kunool magaalada Walaweyn ayaa ku farxay Dilka Murtadanka ay Mujaahidiintu Khaarijiyeen oo dhibweyn kuhayay, dhawaan ayay Mujaahidiintu Jihaad kutageen Garoonka Bali Doogle halkaas oo ay kaqaateen saanado dagaal oo ay ka qaniimaysteen Mujrimiinta Kooxda Mabagati. Allahu Akbar Allaahu Akbar. QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA. MAAMULKA SHABAKADDA ISLAAMIGA AH EE QAADISIYA |
FARRIMAHA CUSUB
QAADISIYA RADIO waa nashiidooyin iyo muxaadaro qiima badan Hees: Ufweeye Akhweeye Tigreega Erya by Abwaanka Abu-cabdal Waa nashiido loogu magac daray macrakadii Qaadisiya oo uu hogaaminaayay Sacad Ibnu Abii Waqaas Gud. Jab. Xor. Somali Galbeed oo Warbixin ka siiyay Qaadisiya Xaaladaha Jihaadka ee Dhulkooda. |
||
| Copyright © Qaadisiya.com – All Rights Reserved |
http://qaadisiya.com/view.php?id=306
| Qaadisiya Kadhig Hoyga | ||||
| SEARCH
Top of Form Bottom of Form FAALOOYIN MAQAAL LOOGU MAGAC DARAY ‘KA DARAN OO DIBI DHAL!!!’ Qiiso Xiiso leh oo ku dhacdey Saddex Wasiir MUDANE WASIIR ADAABA DIB U QORSHEYN U BAAHAN!!!! By Axmed Deeq. (JAWAAB TO A.Y.JAMA INDHO) “mamacaasho diintiis ruux maal ku iibsadaye” by Umu Najmah Sudan waxay nagu leedahay abaal wayn by Liban Abdi Ali… WAXAAN LEEYAHAY (MAXAA GAAL LOOGU YIRI GEESIGII SHARIIF) بسم الله الرحمن الرحيم Macnaha isku xuknka kitaabka Ilaahay Farriin ku socota Shirka Culimada Soomaaliyeed, Muqdisho (WAA MUHIIM YEYSAN KU SEEGIN) MAANSO WADANIYA OO TAAGEERAYSA NABADA IYO DIB U HESHIISIINTA MAANSADII GOBONIMO Waxqabadkii Midowgii Maxaakiimta & Mustaqbalka Dowladda Cusub Ashahaado-la-dirir laga dambeysiiyey Burcad-badeednimo Ma Dr Cumar Iimaan baa Maxkamadaha loo Caleemosaarayaa Hadii Culimada Gurbaanka Garaacato Caamaduna Waa in ay Qoobka ka Ciyaartaa. Ninka Yar iga Cesha (Itoobiya) aan kan Weyn la Xaalee (Maraykan) |
Mujaahidiinta Soomaaliyeed oo Caawa Khaarijiyay Afhayeenkii Mujrim Maxamed Dheere.
waxaa la daabacay Thu 31 Jan 2008 12: 30: 39 Xoogaga Mujaahidiinat Soomaaliyeed ayaa Caawa Fiidkii Khaarijiyay Mujrim Cabaas Galayr oo kamid ah Afhayeenka Maamulka Ridada ah ee gobalka Banaadir Sirdoonka Mujaahidiinta Soomaaliya ayaa Caawa si Xirfadaysan ugab taqalusay Muajrim Cabaas Galayr oo caadaystay kabeen sheegista Xoogaga Mujaahidiinat Soomaaliyeed ayaa Caawa Fiidkii Khaarijiyay Mujrim Cabaas Galayr oo kamid ah Afhayeenka Maamulka Ridada ah ee gobalka Banaadir Sirdoonka Mujaahidiinta Soomaaliya ayaa Caawa si Xirfadaysan ugab taqalusay Muajrim Cabaas Galayr oo caadaystay kabeen sheegista xaalada magaalada Muqdisho iyo Mujaahidiinta. Saraakiil katirsan Walaalaha Mujaahidiinta Soomaaliya ayaa goor dhaw nasoo gaarsiiyay Khabarka tilmaamayo in la Toogtay Mujrim Cabaas Galayr oo ku hadli jiray Afka Murtad Maxamed Dheere oo Kooxda Mbagati uqaabilsan Gobalka Banaadir. Jihaadkan Caawa looga Taqalusay Cabaas Galayr ayaa ka dhacay Xaafadda Cadayga Degmada X/weyne xili uu kusugnaa Goob laga Shaaho, Mujaahid Soomaaliyeed ayaa si qiiraleh Dad meel ku kulnasanaa kala soo dhaxbay Cabaas Galeyr dabadeedna Dhegta Dhiiga udaray. Ninkan oo ku Hadaaqi Jiray Erayo ka dhan Diinta Islaamka ayaa Oran jiray” Kooxaha Nabad Diidka ah waan ladagaalamaynaa, Haweenay ku hubaysan Bastoolado ayaan soo qabanay” Caawa haka saarto Ficiladii Xumaa ee uu ku hadaaqi jiray. Allaahu Akbar Allaahu Akbar. QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA. MAAMULKA SHABAKADDA ISLAAMIGA AH EE QAADISIYA |
FARRIMAHA CUSUB
QAADISIYA RADIO waa nashiidooyin iyo muxaadaro qiima badan Hees: Ufweeye Akhweeye Tigreega Erya by Abwaanka Abu-cabdal Waa nashiido loogu magac daray macrakadii Qaadisiya oo uu hogaaminaayay Sacad Ibnu Abii Waqaas Gud. Jab. Xor. Somali Galbeed oo Warbixin ka siiyay Qaadisiya Xaaladaha Jihaadka ee Dhulkooda. |
||
| Copyright © Qaadisiya.com – All Rights Reserved |
http://qaadisiya.com/view.php?id=286
| Qaadisiya Kadhig Hoyga | ||||
| SEARCH
Top of Form Bottom of Form FAALOOYIN MAQAAL LOOGU MAGAC DARAY ‘KA DARAN OO DIBI DHAL!!!’ Qiiso Xiiso leh oo ku dhacdey Saddex Wasiir MUDANE WASIIR ADAABA DIB U QORSHEYN U BAAHAN!!!! By Axmed Deeq. (JAWAAB TO A.Y.JAMA INDHO) “mamacaasho diintiis ruux maal ku iibsadaye” by Umu Najmah Sudan waxay nagu leedahay abaal wayn by Liban Abdi Ali… WAXAAN LEEYAHAY (MAXAA GAAL LOOGU YIRI GEESIGII SHARIIF) بسم الله الرحمن الرحيم Macnaha isku xuknka kitaabka Ilaahay Farriin ku socota Shirka Culimada Soomaaliyeed, Muqdisho (WAA MUHIIM YEYSAN KU SEEGIN) MAANSO WADANIYA OO TAAGEERAYSA NABADA IYO DIB U HESHIISIINTA MAANSADII GOBONIMO Waxqabadkii Midowgii Maxaakiimta & Mustaqbalka Dowladda Cusub Ashahaado-la-dirir laga dambeysiiyey Burcad-badeednimo Ma Dr Cumar Iimaan baa Maxkamadaha loo Caleemosaarayaa Hadii Culimada Gurbaanka Garaacato Caamaduna Waa in ay Qoobka ka Ciyaartaa. Ninka Yar iga Cesha (Itoobiya) aan kan Weyn la Xaalee (Maraykan) |
Ciidamada Mujaahidiinta oo Xalay Qudha kajaray Mujrim katirsan Kooxda Mbagati.
waxaa la daabacay Thu 28 Feb 2008 05: 05: 44 Ciidamada Mujaahidiinta ee Jihaadka kawado magaalada Muqdisho ayaa Xalya khaarijiyay Murjim katirsan Maamulka Gobalka Banaadir ee Riddada ah. Ciidamada Mujaahidiinta ee Jihaadka kawado magaalada Muqdisho ayaa Xalya khaarijiyay Murjim katirsan Maamulka Gobalka Banaadir ee Riddada ah. QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA. MAAMULKA SHABAKADDA ISLAAMIGA AH EE QAADISIYA |