Khadro Daahir Afay Guuleed oo ah Gabar 9 Sano Jir ah ayaaInmuda ah Kudhibaataysnayd Miyiga Degmada Bandiiradley Waxaana BIYO ay oga Furteen Mahaxa Gudihiisa
Khadro Cuno Maconto Indahana Wax kama aragto Lug iyo gacana Waajiisoobeen Caano lagu qulaansho ayey kunooshahay
Dhakter Mohamed Jaamac oo Xarun Caafimad Kuleh Gaalkacyo ayaa Loogeeyey Wuxuuna Sheegay in Dalka Dibadiisa Meel aan Ahayn aan Wax looga Qabankarin
Hadaba Cidii Wax Kutari karta Waxaa Laga Codsanayaa In ay Lasoo xariiraan Hooyadeed Fahmo C/laahi Qooryarey Tel:00252 90 759375 Ama
Adeerkeed Cabdul Faarax Diiriye Iyo Heeryo Warsame Ali Gadaar 00252 62 270170



[...] Ugar Gaar Gabadhaan Dhibaataysan oo Madaxa BIYO Oga furteen [...]
[...] Ugar Gaar Gabadhaan Dhibaataysan oo Madaxa BIYO Oga furteen … [...]