galmudugnews.com

Home » WARARKA » Bulshada Galmudug oo laashay heshiiskii Garowe

Bulshada Galmudug oo laashay heshiiskii Garowe

Waxaa Akhrisay :1856
GALMUDUGNEWS.COM – Waxa Beryahan socday Shirar uu kala Dhaxeeya maamulada Puntland iyo Gal-mudug oo kuwaasi Maalinti Shalay Go’aamo laga soo saaray, Shirkan oo aha mid Maamulka Puntland ku soo Casumay Maamulka Gal-Mudug oo ay Magaalo Madax wada Wadaagan Sida Magaalada Gaalkacyo, Halkaas’na Midba Magaalada Dhinac Ka Xukumo, Xagga Dhinaca Waqooyiga Magaalada ay Xukunto Mamulka Faroole ee Puntland halka Koonfurta Magaaldaasina ay Xukunto Maamulka Gal-Mudug.

Haddaba Maamulka Puntland iyo Ka Gal-Mudug aya ah mid ay aad isko  hayn jireen Labadaas Maamul Kaas in Badan Dagaalo Ku dhex maray, degaano ay Qabiilada Labada Maamul wada Degaan, Halkaas Maamulka Puntland Marar badan Xasuuq uu geystay Dad Masaakin ah oo Ka soo Jeeda Beelweynta Habar-Gidir ee Ka Tirsan Maamulka Gal-MUdug.

Waxaad Mooda Beryahan Dambe ino Maamulka Gal-mudug Soo Xoogeysanayo, iyago Wasaaradihi dhamaan Looga Baahnya Maamulada Federaaliga ah ee Somalia ka jira inay Ka wada Hhirgeliyeen Degaanada ay Ka Taliyaan, Waxaaney Sameysteen Ciidamo Xoogan oo Difaaca Dhulka Lagu Magaacbay Gal-Mudug.

Haddaba taasi waxey cabsi yara gelisay Maamulkan Puntland, markey arkeen siday uu soo laba kacleynayso Maamulka Gal-Mudug ee Beesha Sacad ee Habar Gidir ka Taliyaan, waxaaney Puntland aad uga wer wertay Haddi La Walaalooban Walaaloohooda ka Soo Jeeda Maamulka La Baxay ( Ximan iyo Xeeb) oo iyana Beesha Habar Gidir Ka Taliso!

Maamulka Puntland aya ah Mid ay is Hayaan Dowlada Somaliland ee ka Talisa Gobolada Sanaag iyo Sool,  Halkaas Marar Badan Dagaal Ku Dhex Maray Dowlada Somaliland iyo Maamulka Puntland siday uu Hantiyi Lahaayen Goboladaasi, Waxaana Hadda Gacanta Ku haya Gobolada Sanaag iyo Sool Dowlada Somaliland oo ka Tirsantahay.

Maamulkan Puntland aya Heshiish Shalay Benaale ah la Galay iyagu Maamulka Puntland kala Saxeexday Inay Mab’da Somaliwey Muqadis yahay, Halka Looga Jeedo ino Maamulka Gal-Mudug Tageero Ciidan iyo Dhaqaale Ku Soo Caawiyo Maamulka Puntland siday uu Qabsan lahaayen Gobolada Somaliland Ka Tirsan ee Sanaag iyo Sool.

Haddaba Dhinaca Dadweynaha Ka so Jeeda Beelaha Gal-Mudug  ee Sacad ama Habar Gidir, aya aad uga soo Horjeestay Wax Alaala wax lala Damacsanayhay Dowlada Somaliland Halkaas oo Ku Tilmaamen Inay Somaliland ama beesha Ugu weyn ee Isaaq yahin Walaalahood, Si Badheedh ahna Uga soo Horjeestay in Wax Dagaal ah Lagu Qaado Somaliland.

Beesha Habar Gidir aya sheegtay Inay Dhamaan Tageersanyahin Nabada Dowlada Somaliland, waxaaney sheegen inay Kala Badh Beeshoodo Maanta Ku Noolyahin Degaanada Somaliland, waxaaney aad uga soo Horjeesten Colaada ay madaxa Doonayso Maamulka Maajerten ino Madax iskula Geliyo Labadaas Qabiil ee Walaalaha.
Jaamac C/Laahi Biime
Malimassive@hotail.com
UNited Kindom

2 Responses to " Bulshada Galmudug oo laashay heshiiskii Garowe "

  1. cimraan says:

    sacad iyo isaaq intee walaalo ku noqdeen ,maamulka dawlada federalka waxaa mamul goboleedyada laga rabaa 2bo gobol iyo waxii kabadan hadaba aragaane hadii baraxley ay gobol noqonayso ama ama tuulada galinsoor gobol noqonayso sacad waxaa lawalaal ah ninka deriska la ah ee hargaysa nin jooga oo kuu yaqaan huutuu, gundhuu ,wanlawayn waxaa u walaal sato waa fulaynimo iyo baqdin aad ka baqayso mj.

  2. nucman says:

    Sheeko: Ina Qalabxoor iyo Sahra Guumeeys!! Waa madhasho waxaa bedelay Waa Tookafeero.
    Wuxuu ku dhashay Miyiga Wisil qiyaastii 1968 ,wuxuu ahaa arri raacato reer barri ah.
    Waxaa dhalay Nabadoon magac iyo maamuus ku dhex leh beelaha goboladda dhexe Nabadoon Cali Jaamac Qalabxoor isagana waa Cabduqadir Jaamac Qalabxoor.
    Daruufahii jiray jaaniska uma saamixin inuu wax barto inkastoo ay soo barbaarisay hooyo wanaagsan oo amaan mooyee,xumaan loo quurin.
    Isagu waa nin fudud oo aqoonta ka liita,wuxuu sanadkii 1990 ka mid ahaa Maleeshiyadii Jabhadda USC.
    Kismayo iyo Baydhabo tiro ka lix jeer ayuu ka geystay kufsi uu kula kacay gabdho masaakiina oo u dhashay beelaha Mareexaan iyo Raxanweyn.
    Qabiil ahaan wuxuu ka dhashay Hawiye gaar ahaan Sacad reer Qurdhaale.
    Juffadda uu Cabduqadir Qalabxoor ka dhashay ee reer Qurdhaale waxaa lagu tirshaa jufooyinka xaga hiilka iyo waxtarka ugu wanaagsan juffooyinka beesha Sacad.
    Gabadh la dhalatay oo lagu magacaabo Hinda Qalabxoor ayaa ku guuleeysatay inay Cabduqadir Qalabxoor geeyso dalka Holland isagoo gacan ka dhaawaca.
    Sida ku cad liiskiisa dacwada ee Dalka Holland wuxuu sheegtay inuu qabiilkiisu yahay Mareexaan,magaciisuna yahay Maxamed Adan.
    Qalabxoor gacan uu kaga dhaawacmay dagaalkii Baydhabo ayuu ku sheegay in qabiilka Hawiyaha Maleeshiya udhalatay rasaas kala dhaceen,uuna u baxsaday dhinaca Kenya.
    Cabduqadir Qalabxoor wuxuu guursaday gabadh reerka Sacad u yaqaanaan kun ka roon oo lagu magacaabo Shukri Madoobe.
    Intii uu qabay Shukri Madoobe wuxuu la guursaday ilaa lix naag ,wuxuu guurarkiisa uga dhigay qiil inay Shukri Madoobe u dhali weysay maadama uu isaga hore naag u guursaday ayna u dhashay Caruur.
    Intii uu joogay dalka Holland waxba ma baran,wuxuu kaga guuray dalka Ingiriiska.
    Tacliinta wuxuu la noqday col,jahligana saaxiib,wuxuu xirfadiisa ku koobay tagsiilenimo.
    Gabadha uu qabay ee Shukri Madoobe waxay ahayd haweeneey shaqeeysato oo isaga waxba kagama baahneeyn.
    Ololoahii Galmudug State sanadkii la soo dhaafay ee 2010 ayuu Magaaladda London ku bartay haweeneey 52 jira oo ka guurtay dalka Holland gaar ahaan Magaaladda Gouda.
    Haweeneeyda oo 10 sano nin u dhashay Marooko laguna magacaabo Rashiid Rabiica kula nooleeyd saaxiibtinimo waxay maanguurisay heeso ay sameeyeen allaha u wada naxariistee Maxamed Nuur Shareeco iyo Cabdi Bashiir Indhabuur laakiin heesta kaliftay Jaceylka deg degaa ee Qalabxoor iyo Sahra Guumeeys waxay ahayd Hees Cabdi Bashiir Indhabuur sameeyay sanadkii 1977 taas oo looga hadlayay Geesiyaan gadaal marin,gambashana aqoon,Soomaali gaarbeey u leeyihiin.
    Heestaas oo ku socotay dagaalkii xabashida lala galay waxay Sahra Guumeeys u bedeshay Galmudug State gaarbeey u leeyihiin.
    Gabadha aan tolkeeda soo dhexgeli jirin ee ku dhalatay Hargeysa markii uu Qalabxoor guursaday ee tolkiisa la hadleen muxuu ugu jawaabay??????
    “Waxaan guursaday Naag Dhaqtarad ah oo Jaamacad dhameeysay,iga dhaafa warka naagta joxorta leh ee ma dhashadaa”
    Naagta Joxorta leh ee ma dhashadaa wuxuu ka wadaa gabadha qaaligaa ee Shukri Madoobe.
    Tolkii ayaa madaxa qabsaday laakiin markii warka is gaaray,qofkii wacaba wuxuu ugu jawaabaa” Shukri Madoobe waa ma dhasho”
    Dadkuna waxay iyagoo yaaban ku gaabsadaan” ILAAHBAA UBADKA HAYEE,HADAA LOO JOOGAA HADII 52 JIR ILMO KUU DHALEE”
    Habeen ayuu isku dayay Cabduqadir Qalabxoor inuu gabdho walaalahiisa qanciyo,wuxuu ku yiri” anigu nin cadbaan ahay,waxaan guursaday dhaqtarad cad,waxaad iga sugtaana waa wiilal iyo gabdho cad cad”
    Wuxuu u muuqday nin caashaqsan cadaanta,malaha wuxuu rabay in Shukri Madoobe oo ku qanacsan midabkeeda quruxda badan is cadeeyso oo sida Sahro isla dhacdo Dormafit iyo Make up badan.
    Cabduqadir oo ah taksiile dadka bara baabuur wadista dalka Ingiriiska waxaa mar qura hoos u dhacay dhaqaalahiisii,wuxuu noqday nin go’aankiisu jaban yahay oo gebi dhacleeyntiisa laga maagay.
    Sahra Guumeeys ayaa xogteedii qarsooneed sida bisha u soo shaac baxday,waxaa laga caagay in gacan la saaro si loo qariyo fadeexadaha sida duufaanta u soo baxayay.
    Oohin ayey ku dhifatay,waxay ninkeeda Cabduqadir Qalabxoor waydiisatay inuu Markab ama doon ugu dhex sameeyo aroos,wuxuu cod dheer ku yiri” Waan kuu sameeynayaa bil gudaheed Magaaladda London”
    Shilin uma fuulin shilin,wuxuu qarsan waayay dhaqaala xumida ku dhacday,wuxuu cod dheer ku yiri ” Ma dhashaan ka cararay markaasaan Tookafeero u galay”
    Kelmadaas ayey dadku isgaarsiiyeen,Sahro Guumeeys subaxdii marka ay kacdo waxay dul fariisataa Computerka,waxay Google ka raadisaa geeraaro,gabayo ama heeso ,si ay u bedelato oo nafteeda ugu maaweeliso.sidaas ayuuna ugu dhacaa gabalka.
    Gabadh guriga kula nool ayaa tiri” ma cadayeeysato,marka ay soo kacdo waxay dul fariisataa Computerka,ilaa gabal dhaca”
    Websiteyada Somalida ayaa lagu qoray in haweeneey 52 jir ah guur ku heshay hees ay maanguurisay.xaaladu waa ay ka sii dartay,waxaa lagu shubay xitaa barta Facebook.
    Sahra Guumeeys waa ay carootay ,waxay furatay afka iyadoo markii horeba dabeecada ka aradneed.
    QOF WAX KUU SHEEGO MA WEYSID ,SOMALIDUNA WAA ORAL SOCIETY ama DAD HADAL BADANE,WAXAA QALABXOOR LA GAARSIIYAY IN NAAGTA UU GUURSADAY UU SAAXIIBTINIMO HOLLAND KULA NOOLAAN JIRAY NIN DHALASHADIISU TAHAY MAROOKO.
    Shakigii uu qabay ayaa cirka isku shareeray maxaa yeelay habeenkiisii ugu horeeysay ee gogosha ayuu god weyn madaxa la galay,markii uu weydiiyayna waxay ku tiri,sedex sano ayaan wiil jaamacada ila dhigan jiray isku qabnay khudbo sira.
    Cabduqadir Qalabxoor ayaa isu diyaarshay inuu iska furo islaanta laakiin dalka Ingiriiska Somalida ku nool oo la rumeeysan yahay inay warka ka macaashaan ayaa Sahra Guumeeys gaarsiiyay sheekada uu damacsan yahay odaygeeda Qalabxoor.
    Islaamo badan ayaa u qayilay Qalabxoor kadibna waxay go’aansheen inay Sahro u tagtay Sixiroole.
    Falkii Sixiroolaha markii la cabsiiyay Qalabxoor wixii ka dambeeyay afkiisa waxaa laga waayay kelmad aan ahayn,MAXAA NAAGTEEYDA LAGA RABAA.
    Bishii December ee sanadkii 2010 dhamaadkiisii ayey Sahro Guumeeys u baxday Socdaal loogu magac daray SAFARKII XOOJINTA SIXIRKA QALABXOOR.sida la xaqiijiyay waxay tagtay Magaalooyinka Dubai iyo Delhi.
    Sixirka ay soo sameeysay ee lacagta badan lagu baxshay wuxuu iskugu jiraa kordhinta jaceylka qalabxoor iyo indha ka ridista cadawgooda.
    ILEEN GUUMEEYS MA DHEREGTOO,ILEEN GOOGOH MA DEEYSO,WUXUU GUURKA KAAGA RAAGAY,GARAADKAAGAANA BUUXIN.
    Markii Qalabxoor aqbalay inuu ka laabto furiinkii,afkiisana laga waayay waxaan ahayn Islaanteeyda ayaa la dulminayaan,waa naag fiican waxay Sahra guumeeys u soo maanguurisay tixdaan iyadoo sheeganeysa inay tahay Abwaanad:
    WALAAL AAD AYAAN KUUGU MAHAD CELINAYAA NAXARIISTA AAD II NAXARIISATID WAXAANA KUUGU ABAALGUDAYAA TIXDAN. DADKA WAX TIRIYAA WAXAY, WAX TIRIYAAN MARKAY XAALADI LA SOO DARISTO.

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.